Raja Rumoday shop
Online Online businesses
01/06/2023
Hoyada ad ku Ah gaajoto. Aya. Kawanagsan meelkale ad ku dhargantahay hoyo la an Qofkii ku korey unban ogan karo. Sida ani iyo gabadheyda. Alx. Alihii cimri iyo cafimad nagu mideyay ilmaheyga iyo hoyadey mcn. Walidka oo wayeel ah iyo ilmahago yar yar cid haku aminin. Hadey duruuf ad dhafiweydo jirin siba walidka oo wayeel ah wa maka kaliya ey ku bahi qabaan
Wan istahilna. Sida an u egnahay
Sodhawada waa deeqo
Sodhawada asaxabta nagu xiran
24/07/2022
Sodhawada asxata
22/07/2022
Masha alaah tabarakalaah.
Ku. Sodhawada. Dukankena. Ciyalka xafada
22/07/2022
Nolosha. Lamanaha. Wa maskaxdo ad mideysan
Iyo mankiina ad isku mamushan. Alx alihii intas. Nagu arsaqey. Hadii. Wuu mamulkina
Bananka kayimaado. Wa wareer. Tankale. Dumarow. Cadalada ku dadala wad guleysaneysan. Waliga xuman lagugu sameyey. Yeysan. Kadhigin qof ficiltama
Ee kataga cadaladii. Ale farey. Adigo dariiqi
Alaah. Ku tagan. Xata hadu itixin kugu dhaco ad guleysan weydo. Waxad amineysa in wuu ale
Ku itixamey lkn dulmi ad geysatey laga jareyn
Lkn hada aheyd qof ale kafoga awodisana ku tagri faley. Haduu itixan kugu dhaco wad shalaye ama isledahay. Nabsi. Aya kugu dhacay
Kusodhawada. Rajadi. Runta naqatey
Magaceygu wa deeqo axmed cumar
Alad kale maisticmalo. An Fesbuug aheyn
22/07/2022
Bismilaah. Alow barake. Bartan.
Kana ilaali kuwa sheydan kushaqeysto
Oo an kalagarankarin awododa iyo awoda alah
Adon ayatahay adan isku filin markas ayad ladagalame. Adoon ale kasaramariyay. Alow imaankena sug oo ka dhig midnagarasiyo in anahay adoon daciiif. Ah
21/07/2022
Klicken Sie hier, um Ihren Gesponserten Eintrag zu erhalten.
Kategorie
Service kontaktieren
Telefon
Webseite
Adresse
06116
