Taqwa online center
Waxa aad halkan ks helaysaa firsad dhaqo oo aad u qaali ah iyo product health and beauty ah fadlan s
31/03/2021
Alaabtani dhamaantood waa dabiici kasamaysan malab iyo dacar dabiici ah oo qiyaas leh waxay iskugu jirtaa kuwo lacuno iyo kuwo laysmariyo oo qurxiya maqaarka qofka
29/03/2021
Safar culus oo inoo yimi
25/03/2021
Dhamaan product-gan waxaad kalhelaysaa gudo iyo debedba
Sida
Borma, Hargeisa, burco, garoowe, Bosaaso, muqdisho, iyo kismayo
Sidoo kale xaryntayada masar
Wixii intaa dheer waxanu faafahin doona tayada ay leeyihiin
21/03/2021
Maxaad ka ogtahay forever living product
Waa company laga leeyahay America states ka Arizona
Waxa uu aduunka ku leeyahay 160 xafiis all of the world ma adeegiisu waa uu gaaray waana lagaga shaqaystaa
Waxa uu soo saara product dabiici ah oo uu ka sameeyo dacarta avocado qajaarka iyo dhirta dabiiciga ah sidoo kale wuxuu sameeya malabka oo saafi ah isagoo beeray shinida
Product waxaa loo isticmaal body care iyo health intaba waxa ku jira kuwii miisaan dhimista miisaan kordhinta dhisida jidhka beerista timaha bidaarta cunto caawiyeyal vitamin kids wax yaalo badan
Company waxa uu hayaa fursad ganacsi oo uu samayn karo qof kasta malaha wax shuruud ah AMA shahaado waxa aad ka shaqayn karaa adoo meel kasta kaga Sugan aduunka hadii aanad Rabin inaad xubin ka noqoto waad ka shopping naysan karaa
Si aad xubin u noqotidna waxa aad awooda in lagu register gareeyo oo member aad ka noqotid is diiwaan gelinta maaha lacag waa free waxad helaysaa ID card oo international ah iyo Google account aad ganacsigaga kala socotid
Marka aad member ka noqotid waxa aad level ka u sareeya aad u gadanaysaa 480$ level hoose 240$ waxad kaloo awooda inaad 100 ku bilowdid intaba
Waxad kaloo helaysaa inaad ka adeegatid oo keliya ugu yaraan 75$
Dhaqalaha laga sameeyo shirkadan aad ayuu u badan yahay waxa intaas kuu dheer hadiyadi shirkadu bixinaysay uu ugu horeero gaadhi after 6 months level manager lagu qaato dalxiis wadanka maraykanka ah money box oo wax kasta ku ooli karaan
Shirkadan waxaad ka gaadhi kartaa darajoyin badan oo midba midka kale ka dhaqaale badan yahay
Hadaba wll si aan kuu siiyo information intaas ka badan igala soo xidhiidh WhatsApp number +201100229712
https://chat.whatsapp.com/DR9fNu48WpN4XGEPTJbfK5
14/03/2021
Asc AMA waxan rabaa inaan idinla wadaago $fursad oo jirta fadlan igala soo
WhatsApp number kan +201100229712
12/03/2021
Macaamisha sharafta leh waxaa inoo yimi dalabkale oo ka kooban
Waxa kaloo kuu haynaa oo aad horumar iyo baladhan aad ka samayn karit
iyo kiisa oo dabiici ah darada ama timaha bixi waayay sidoo kale iyo timaha fooda ka durkay
Avocado soup wejiga iyo duldulolka leh saliidana ka saaraysa
dibnaha ku dildilaaca ayaa la marina
dabiici ah kuu nadiifinaysa kuuna carfinaysa
dawadii cadayga ilkaha casaaday ama dhiiga sameeya ayay dawaysaa waana dabiici
Scrub kii wejiga oo dacar iyo malab ka samaysay weji soft ah ku siinaya oo nadiifa
Oleo vera gell waa cream finanka wejiga iyo nabarada jidhka ku dhaca lagu daweyo
Waxaa intaas kuu dheer dhaman skin care iyo dhimis miisaan kordhin
Vitamins caruurta iyo dadka wawayn
Product kaa caawinaya haday kaa yaraatay
Dawoyin dabiici ah sida karka neefta oo daciifta ama ka
Iyo qaybo kale fadlan lasoo xidhiidh
WhatsApp number +201100229712
09/03/2021
Dhamaan product ga skin care qaybaha caamimadka
Iyo miisaanka
Waxa lagu soo sameeyay America waa product dabiici ah oo ka samaysan dacar iyo qaybaha cuntoyinka iyo midhaha
WhatsApp number +201100229712
Click here to claim your Sponsored Listing.
