ZOUM
I'M LEGEND TRADER (ZOUM XI) WELCOME I'LL SHOW YOU MY PROFITS
02/05/2026
You need to talk me. It's my private chat. That chat needs more friend
11/02/2026
MY STRATEGY IS MILLINERS STRATEGY
11/02/2026
MAXKAMADA SOMALILAND WAA MAXKAMADA UUGU CADAALADA BADAN DHULKA SOMALI DEGTO
Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qaranka JSL ee Gobollada Bariga oo fadhi ku yeeshay Magaalada Caynaba ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku ridday dambiile Mursal Cabdilaahi Jaamac, kaasi oo lagu helay inuu si ula kac ah u dilay Marxuum Cabdi Hurre Xirsi.
Sidoo kale, maxkamaddu waxay xukun afar (4) sano oo xabsi ciidan ah ku riday Cawil Ibraahim Maxamed, kaddib markii lagu helay gacan-siinta iyo kaalmaynta dambiilaha.
Dambiilaha ayaa dhawaan Magaalada Caynaba dhexdeeda ka geystay dilkan iyadoo Ciidamada Booliska Jamhuuriyadda Somaliland gacanta ku soo dhigeen.
29/12/2025
MADAXWEYNAHA ISRAEL OO CAWA SI RASMI AH UULA KULMI DOONA TRUMP. ISAGO OO USOO BANDHIGI DOONA FAYLASHA SOMALILAND
HADABA MAXAD U MALAYNAYSAA IN UU MARAYKANKU AQOOSANAYO SOMALILAND ?
17/12/2025
YOU HAVE CHOICE IN THIS BOST
05/12/2025
Know my silence.
Click here to claim your Sponsored Listing.
