Somali live duube
Waa page ka coach maria kusodhawada asxabta 10k naku tura
Xalay waxaa la soo qabtay odaygan Soomaaliyeed oo gabar 14 jir ah ku qabay magaalada Nairobi.
Geoffrey Mosiria oo ah sarkaalka ugu sarreeya ee ka qaybgalka muwaadiniinta iyo adeegga macaamiisha ee ismaamulka Nairobi ayaa gabadhan soo badbaadiyay.
Odaygan markii la waydiiyay sababta uu u guursaday gabar 14 jir ah, wuxuu sheegay in diinta Islaamka ay u oggolaaneyso.
Muuqaalka ninkan ayaa maanta ku faafay baraha bulshada ee Kenya, waxayna Kenyanku dhaleeceynayaan ninkan iyo Soomaalida.
07/05/2026
Xalay waxaa la soo qabtay odaygan Soomaaliyeed oo gabar 14 jir ah ku qabay magaalada Nairobi.
Geoffrey Mosiria oo ah sarkaalka ugu sarreeya ee ka qaybgalka muwaadiniinta iyo adeegga macaamiisha ee ismaamulka Nairobi ayaa gabadhan soo badbaadiyay.
Odaygan markii la waydiiyay sababta uu u guursaday gabar 14 jir ah, wuxuu sheegay in diinta Islaamka ay u oggolaaneyso.
Muuqaalka ninkan ayaa maanta ku faafay baraha bulshada ee Kenya, waxayna Kenyanku dhaleeceynayaan ninkan iyo Soomaalida.
Gabadhu hada waa
06/05/2026
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ayaa sheegay in uu gacanta ku hayo gal-dacwadeedka Sacdiya Macalim Cali Xasan, isla markaana dhawaan uu soo gabagabeynayo baaristiisa.
06/05/2026
DEG DEG: waxaa lasoo qabtay askarigi wiilki Somaliyed ku dilay magaalada Garissa.
06/05/2026
Somaliland ayaa sanadkan u debaal degaysa 18may iyada oo ay aqoonsan yihiin dhawr dal.
Madaxwayne Cabdiraxmaan Cirro ayaa ku dhawaad Labba Toddobaad Imaaradka Carabta ugu maqan safar aan la shaacin xogtiisa rasmiga ah.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in madaxwaynaha Somaliland uu safar kaga sii baxay Imaaradka Carabta balse aan la ogayn dalalka uu ku tagay safarkaasi.
06/05/2026
Umadda Soomaaliyeed ee daafaha dunida ku nool ayaa ugu deeqay 26kun oo doolor Idiriska si uu ugu dhisto guri cusub, maadaama dowlada Soomaaliya ay si sharci daro ah u burburisay hoygii uu kaga noolaa Muqdisho.
Idirisk ayaa ka mid ah dadka sida weyn u adeegsada baraha bulshada isagoo ay ku xiranyihiin boqolaal kun, shalay ayuu baahiyey muuqaal uu kaga waramay dhibaatada ku dhacday, taas oo dad badan ka dareen celiyeen.
Kumanaan Soomaaliyeed ayaa hoy la‘aan noqday tan iyo intii maamulka Madaxweyne Xasan uu dardargeliyey la wareegida iyo duminta dhulkii ay degenaayeen, kuwaas oo dowladu ka iibisay ganacsato.
Soomaalida ayaa ku caan ah si kasta oo ay u kala durugsanyihiin oo qaaradaha dunida ugu kala noolyihiin ama siyaasada ugu kala aragti duwanyihiin inay isu gargaaraan marka qaybtood masiibo ku habsato.
Sheeko cajiib ah...
Hamse Sha'ir, oo ah wiil dhalinyaro ah oo caan ku ah majaajiladiisa iyo dhaqanka Soomaalida ee uu ku soo bandhigo baraha bulshada, gaar ahaan TikTok, ayaa wareysi uu bixiyay kaga hadlay arrin aad muhiim u ah: gabyaaladda bulshada.
Intii lagu guda jiray wareysiga, waxaa la weydiiyay sababta uusan marar badan uga hadlin arrimaha qabyaaladda. Hamse wuxuu bixiyay jawaab goto dheer oo xambaarsan xikmad iyo waayo-aragnimo nololeed.
Wuxuu yiri:
"Maalin ayaan fasax 15 maalmood ah ka qaatay
shaqadaydii askarinimo, waxaanan aaday qoyskayga.
Intii aan fasaxa ku jiray, iyadoo ay ii harsan tahay 5 maalmood, ayaa la i soo wacay oo la ii sheegay: 'Nin beeshayada ka tirsan ayaa la dilay.'
Waxaan ku jawaabay in aan ahay askari qaran oo
dhaartay, sidaas darteedna aanan ka qayb qaadan karin dagaal qabiil. Waan diiday, shaqadaydiina ayaan ku laabtay.
Laba sano kadib ayaan mar kale fasax qaatay. Haddana waa la i yeeray, waxaana la i yiri: 'Markii h**e waad naga diiday, laakiin hadda waan kuu ducaynaynaa — dagaal ayaan galaynaa, na raac.!
Markii aan weydiiyay sababta dagaalka loo galay, waxaa la ii sheegay in ay taageerayaan qabiil kale oo walaalahood ah oo la weeraray, nin laga dilayna uu jiro.
Markii aan sii weydiiyay ciddii ay ahaayeen, waxaa la ii sheegay in ay yihiin isla kuwii la igu amray inaan la dagaallamo laba sano ka hor.
Halkaas ayaan ka fahmay in Soomaalidu aysan lahayn
sabab cad oo ay u dagaallamaan."
Hadalkaas, Hamse Sha'ir wuxuu ku muujiyay aragti ka tarjumaysa jahawareerka joogtada ah iyo isbeddelka ku jira dagaallada ku saleysan gabyaaladda, kuwaas oo u muuqda kuwo aan lahayn ujeeddo cad oo waarta.
Ugu dambeyn, fariintiisu waxay si qoto dheer u taabanaysaa qof kasta oo leh garasho iyo damiir isagoo bulshada ku boorrinaya inay dib uga fikiraan waxa ay u dagaallamayaan iyo waxa…..
Muqdisho “ Caruurteeda ayaa beec ah ee haloo sheego Hassan Sheikh lacagta uu iga siiyo Waxaan rabaa inaan ku Tahriibo oo aan dalkan ugu tago.
Waa mid ka Mida hadaladii ugu naxdinta badnaa ee uu ku hadlo Aabo da”yar ah oo ku nool Somalia .
Arintan Waxaa sababtay dumiska dhulalka oo dhaafay xadkii laga filaayay Hassan Sheikh , Maxaa xal u ah bulshada ku Dhaqan Gobalka Banaadir ?
Somaaliya ayaa dedaal badan ku bixinaysa sidii ay xog uga heli lahayd safarka madaxwayne Cirro ee Imaaradka Carabta.
Madaxwayne Cabdiraxmaan Cirro ayaa 13maalmood ku maqan safar uu ku tagay Imaaradka Carabta kaasi oo lagu sheegay in uu ahaa safar shaqsi oo ugaar ah madaxwaynaha.
Xukuumadda Somaliland,ayaa saacadaha soo socda war wayn la wadaagi doonta shacabka,sida ay qorayaan warbaahinta madaxa banaan .
Sidan oo kale waxaa la xasuusta markii Somaliland ay helaysay aqoonsigii ugu horreeyay,waxaa halmar baraha bulshada lagu baahiyay wararka sheegaya in war wayn la filayo.
CAADI AYAA LATS KUGU INKIRAY
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the business
Telephone
Website
Address
0725682782
Nairobi
