Huska ina xaajiga

Huska ina xaajiga

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Huska ina xaajiga, Health/Beauty, derow456@gmail. com, Nairobi.

28/12/2021

Hambalyo Dr Xamza Barre oo noqday xildhibaankii ugu horreeyay ee Baarlamaanka 11-aad ee laga doorto Jubbaland, Waxuu helay 69 cod halka musharraxii la tartamayayna uu helay 17 cod. 15 codna waa ay halaabeen.

Xamsa waxa uu hadda ku fadhiistay Kursiga Sahro Xuseen Wasiirka Kuxigeenka Shaqada.

Kursiga waxa uu ka mid yahay sadax kursi ee Maxamed Subeer, Jifada Xasan Dheere.

Xamsa waa Gudoomiyihii h**e ee Gudiga Doorashooyinka waana rafiiq dhow oo Madaxweynaha Jubbaland gacansaar la leh. Waxuu ka mid ahaa aqoonyahano waxbarashada Soomaaliya soo dhisay sagaashameeyadii.waxuu wax ka aas-aasay markii dambe xisbigii Xasan Sheekh Maxamuud uu doorashada ku soo galay 2012-kii.

SOOMAALIYA: Oo is wada khilaafsan ‘4 Kooxood oo doorashada 2022 Saameyn ku leh oo is haysata” 27/12/2021

SOOMAALIYA: Oo is wada khilaafsan ‘4 Kooxood oo doorashada 2022 Saameyn ku leh oo is haysata” Wararka Soomaaliya , Falaanqeynta Siyaasadda Dalka , Gorfeynta Arimaha Siyaasadda Caalamka , Soo Bandhigidda Xogaha Qarsoon Waxaad Ka Heleysaa Barteyda Farah...

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Nairobi?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Derow456@gmail. Com
Nairobi