hassan issac
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from hassan issac, Health/Beauty, issachassan1@gmail. com, Nairobi.
13/01/2025
what do you understand from this picture
12/01/2025
๐๐ ๐๐๐ข๐ฒ ๐๐ก๐ฆ๐๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐๐ ๐จ๐จ๐ญ๐ข๐ง ๐๐๐ฃ๐ข๐ข๐ ๐๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐๐ฆ๐๐๐ฒ๐๐ฒ ๐๐๐๐๐ฑ๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ ๐๐๐ฌ๐๐ง ๐๐ก๐๐๐ค๐ก
Raโiisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed aya galabta Garoonka Diyaaradaha Addis ababa ka soo sagoootiyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo sawirrada laga soo qaaday ay ka muuqdeen inay wada qoslayeen.
โWaxaan galabta sii sagootiyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kadib Markii aan yeelanay wadahadallo wax ku ool ah oo ku saabsan xoojinta iskaashiga qotoda dheer iyo xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee uu ku joogo dalka Itoobiyaโ ayuu qoraalkiisa ku yiri Abiy Ahmed.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Nairobi
