SocdaalMaal Official
Питер в моём сердце
Qosolku waa dawo, taariikhduna waa macalin. Bogga SocdaalMaal nagala soco sheekooyin qosol, xikmad iyo taariikh isugu jira."
Bismillaah, Waxaan bilaabaynaa Socdaalkeenii Sheekooyinka Taariikhda!
Hambalyo iyo bogga cusub ee SocdaalMaal. Waxaan halkan ku wadaagi doonaa safarro xiiso leh oo dib inoogu celinaya dhacdooyinkii waaweynaa iyo sheekooyinkii taariikhda ee dunida soo maray. 🌍
Ugu horreyn, mahad ballaaran waxaan u diraynaa shirkadda Facebook oo noo suurtagelisay inaan madashan ku kulanno.
Haddii aad tahay qof jecel aqoonta iyo sheekooyinka dhaxal-galka ah: ✅ Like iyo Follow saar bogga si aadan u seegin safar kasta oo taariikhi ah oo aan halkan ku soo bandhigi doono.
Nala soco, waayo taariikhdu waa muraayadda nolosha! 🚀📖
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Nairobi
01000
