Kaafi Institute for Health Science

Kaafi Institute for Health Science

Share

โ€œCaafimaad laโ€™aan, waa nolol laโ€™aan.โ€ ๐ŸŒฟ
โ€œNin caafimaad qaba, waa nin taaj qaba.โ€ ๐Ÿ‘‘
๐Ÿ’‰๐Ÿฉธ๐Ÿงช๐Ÿงซ

Photos from Kaafi Institute for Health Science 's post 03/07/2026

Bahda Machadka Barashada Culuumta Caafimaadka ee
Kaafi Institute for Health Science.
Ayaa ka qayb gashay xaflad lagu sooxiraayo sanad dugsiyeedka iskuulka Hoose ee .

Xaflada ayaa mamaulka Machadka u wakiishtay madaxa marketing_ka & arimaha bulshada Dr Maxamed Axmed Maxame.

.

01/07/2026

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Hambalyo 1-da Luulyo โ€” Maalinta Xorriyadda Soomaaliyeed ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Bahda Machadka Barashada Culuumta Caafimaadka ee Kaafi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda maalinta xorriyadda.

Alle ha dhowro dalkeenna, hana siiyo nabad, horumar iyo midnimo.
! ๐Ÿ’™

|yoยน

25/06/2026

๐ŸŽ‰ HAMBALYO & BOGAADIN ๐ŸŽ‰
Bahda Machadka Barashada Culuumta Caafimaadka ee Kaafi waxay dareen farxad leh la wadaagayaan dhammaan ardayda maanta usoo idlaaday Imtixaanka Qaranka.
Gaar ahaan ardada iskuulka Salaama primary and secondary school oo aan bahda nahay &
Dhamaan ardayda Soomaaliyeed, waxaan idiin rajeynaynaa guul, farxad, iyo natiijo qurux badan, Insha Allah.
.

24/06/2026

๐Ÿ—ฃ .

Dhamman ardada waxka barata machadka barashada culuumta caafimaad Ee kaafi.

Waxaan idiinkugu wargelineynaa machadka in uu fasax geli doono malmaha soo socda munaasabadda maalmaha xuriyada dalkeena somaliya ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด :fasaxa wuxuu bilabana 24-jun-2026
Wuxuuna ku ekyahay 27_jun-2026.
Soolawashaduna waa
๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Kaafi Institute for Health Science

18/06/2026

โœจ๏ธ & Bogadin

Bahda Machadka Barashada Culuumta Caafimaadka ee KAAFI waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ardayda Soomaaliyeed, gaar ahaan ardayda F8aad, ee maanta si guul leh usoo dhammeystay imtixaankooda.

Waxaan idiin rajeynaynaa natiijo wanaagsan oo aadku wada faraxdaan, guul iyo mustaqbal ifaya Insha Allah.
Dadaalkiinii iyo sabirkiinii miro dhal ha noqdo.

๐Ÿ’™๐Ÿ“š

17/06/2026

๐Ÿ“ข

Dhammaan ardada wax ka barata Kaafi Institute for Health Science,waxaa la idin ogeysiinayaa in buugga " la geli doono maalinta berri ah (Khamiis).
Fadlan si wanaagsan u diyaar garooba.
โœจ๐Ÿ“š

07/06/2026

Waa qayb ka mid ah ardada waxka barata machadka barashada culuumta caafimaad Ee Kaafi Institute for Health Science. Quiz Exam for Health book2๐Ÿ“–

04/06/2026

๐Ÿ‘‹

๐Ÿคฒโœจ Ilaahayow, maalintan ka dhig mid ay ka buuxaan farxad, xasillooni iyo barako.

๐ŸŒน๐Ÿ•Œ๐Ÿ’– Nagu arsaaq raallinimadaada iyo Jannadaada, Rabbiga Caalamka ahow.

๐Ÿค๐ŸŒฟ Jimco Wanaagsan dhammaantiin. ๐ŸŒฟ๐Ÿค

Kaafi Institute for Health Science

29/05/2026

To all the Muslim Ummah wherever you are around the world, the family of Kaafi Institute for Health Science wishes you a blessed Friday.

โ€™AH MUBARAK โœจ

26/05/2026

Shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Muslimiinta ah waxaan ugu hambalyeyneena munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa oo ka mid ah maalmaha ku weyn diinteenna suubban.

Maalmahan barakaysan waxa ay ina xusuu sinayaan muhiimadda ay leedahay is-cafinta, garab istaagga dadka nugul iyo adkaynta walaaltinimada iyo wadajirka umada Muslimiinta ah.

Umada Muslimiinta ah waxaan ugu baaqaynaa in maalmahan xurmadda badan la badiyo ducada, camalka suubban iyo isu-naxariisashada, si gaar ahna loogu duceeyo dadka nugul iyo dadkeenna wajahaya duruufaha adag.

Sidoo kale, Alle waxaan uga barineena xujayda Soomaaliyeed iyo dhammaan Muslimiinta gudanaya waajibaadka Xajka in uu alle ka aqbalo acmaashooda suubban,


#ุนูŠุฏ ุงู„ุฃุถุญู‰ ุงู„ู…ุจุงุฑูƒ โœจ๐Ÿ•‹๐Ÿ
#
Kaafi Institute for Health Science

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Afgoye?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Afgoi
Afgoye
WAANJEEL