Hon; Omar sheikh Abdi Shafana
Shafaana
28/03/2026
Hambalyo Madaxweynaha 3-aad Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Maanta loo doortay H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen Hambalyo
18/12/2025
Hambalyo Mudane Madaxweyne H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen.
Go’aankaaga aad ku baajisay munaasabadda 19-ka Diseembar, adigoo mudnaanta siinaya gurmadka dadka ay abaartu Saameysay, waa Astaan Hoggaan damiir, Masuuliyad iyo u
adeegid Shacab leh. Go’aankan Mas’uuliyadda leh wuxuu muujinayaa hoggaan dadka iyo dantooda ka hormariya Wax kasta. Alle ha kula garab galo howsha qiimaha leh ee aad u hayso Shacabkaaga.🙏🙏 Mahadsanid Mudane Madaxweyne
03/12/2025
Waxaan Halkan Hambaliyo iyo Bogaan Ugu Dirayaa Xogheyaha Cusub Dowladda Hoose Ee Degmada Bawaawe Caasimadda
Doladda Konfur Galbeed Somalia Mudane Hamza Ali Siidow Oo Mar kale Loo Magacabay Xoghayaha Dowladda Hoose , Allaha Hakula
Garab Galo Masuuliyada Culus Oo Lagu Idmadey Waxaana Alle kaga Bariyaa inuu kula Garab Galo Waxaan Mar Labaad ku Leyahay Hambailiyo
21/11/2025
Hambalyo hambalyo dhamaan macalimiinta somaliyeed.
21-ka November waa Maalinta Macallinka, maalin lagu xuso lana qadariyo doorka weyn ee macallimiintu ku leeyihiin bulshada.
Macallinka waa halgamaa aan hub lahayn, balse qalinkiisa wuxuu ka xoog badan yahay wax kasta.
Waa kan kor u qaada maskaxda ardayga, dhis una sameeya mustaqbal ifaya.
Maanta waxaan u mahadnaqayaa macallimiinta oo dhan: kuwa na baray, kuwa weli baraya, iyo kuwa iftiimiyay waddada aan ku soconno.
Ilaahay ha idiin barakeeyo samirka, dadaalka iyo hagidda aad na siisaan.
Mahadsanidin dhamaan macaliminta .
01/11/2025
10/07/2025
Waxaan Hambaliyo Dhalasho Ah ugu Hambaliyeynaa Wilkeyga Marna Saaxibkeyga
Mohamed Omar Mohamed Oo Maanta Taarikhda Tahaya 10/7/2025 Gabar ugu Dhalatey
Caasimadda Dowlada Konfur Galbeed Ee Degmada Baraawe Gabadhaas Waxaa Loo Bixiyey
Mumtaaz Mohamed Omar Mohamed Waxaan Lee yahay Ader Marna Abti Soo Bar bar Noqo Qofta Danta Iyo Dalka iyo Diinta Anfavo Alle haka Dhigo Aamin
05/06/2025
CIID WANAAGSAN
كل عام وانتم بخير.
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.
Waxaan Munaasabadda Ciidul Adxaa la wadaagayaa dhamaan Umadda Muslimiinta, meel kasta ay dunida ka joogaan, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed. gaar ahaan Shacabka Reer Konfuur Galbeed waxaa Leyahay Eid Mubarak
23/05/2025
(انا لله وانا اليه راجعون)
Waxaan tacsi tiiraanyo iyo murugo leh La Qeybsanayaa Dhamaan Ilmo Reer Sheikh Abdi Abdi Nuur Waxaan Lee yahay Edo Faato Abdi Abdi nuur Samir iyo imaan Alle ha Naga wada siiyo Madaan Eedo oo Eheedey Qofka kali oo Maanta Ugu Weyneydey alle ayaa inaga Jecleestey Alle waxaan ugu Bariyaa in Janadeyda Firdowsa alle ka waraabiyo aaaamiiiiin
13/05/2025
HAMBALIYO GODOMIYE KUXIGENKA ARIMAHA AMNIGA IYO DOWLAD GOBALEEDIYDA SOOMALIYEED NABADOON MUDANE H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen
27/04/2025
Hambalyo Wasiir Arimaha dibada Abdisalan Ali
Congratulations wasir soo dhawoow Hambalyo
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
BARAAWE
