Ramadan insect sprayer company
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ramadan insect sprayer company, Health/Beauty, hanti wadaag laanta 1aad, Jowhar.
28/04/2021
26/02/2021
OGEEYSIIS MUHIIM AH
Dhamaan dad weynaha ku dhaqan magaalada jowhar waxaan ogeeysiineynaa inaan bilaabi doono buufinta covid-19.
Meelaha la buufinaayo waxaa ka mid ah effected Area's sida Xafiisyada, goobaha ganacsiga , isbitaalada, hoteelada iyo iskuulada. Waxaana laguugu shaqeeynayaa macquul ah oo ku raali geliya.
FG:-wadanka waad ka warheysaan sida uu dhibaatada ugu haayo covid-19 fadlan caafimaadkaaga iyo kan qoyskaada ka fikir iskana buufi meelaha aad ugu shakisan tahay iney taabashada dadka ku badan tahay
23/02/2021
Alx suntii lagula dagaali lahaa malabiso cadeeyda (white Aphids) waan keenay waana ku guuleysanay tijaabadii aan sameeyney.
Dalagaadu haduu la dhibaatoonayo cayayaankaan malabiso cadeeyda ah fadlan soo booqo xarunteena degmada jowhar gaar ahaan xaafada hanti wadaag laanta 1aad hotel mom ama wac lambarkaan si laguu caawiyo 617065906
Waxaan had iyo goor u taaganahay inaan bulshada reer jowhar ka caawino sidii ay guryahooda ugu saari lahaayeen xasharaadka yar yar ee bulshada la nool caafimaadkoodana waxyeelada u geeysta sida dhilqaha, kaneecada, boodo boodada, huunyada, baranbarada iyo duqsiga.
Xasharaadka aan soo sheegnay iyo kuwa kale oo bulshada la nool haddii ay dhibaato kugu haayaan fadlan nala soo xeriir waxaan kugu shaqeeyneynaa qiimo aad u jaban.
Fadlan wac:-617065906 ama 615319090
Waxaan u baahanahay 1 qof oo shaqaale ah oo wax badan ka yaqaano sida loola dagaalamo cayayaanka.
SHARUUDAHA LAGA RABO
☆waa inuu taqasus ku yahay sida dhilqaha loo buufiyo
☆waa inuu ahaadaa qof degan degmada jowhar.
☆waa inuu ahaadaa qof ay da,diisu ka weyn tahay 25 sano.
FG•Tartameyaasha waxaa kaliya ay fursadaan u furan tahay raga
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Jowhar
