Baazi Fashion

Baazi Fashion

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Baazi Fashion, QGG2+XMC, Jowhaar, Jowhar.

18/02/2024

Alaabta Ramadaan ka waa diyaar, nagu soo booqo xarunteena inta aanan laga dhameesan.

10/11/2023

Macaamiisha sharafta leh waxaa idin keenay stove afar godle ah oo ku shaqeynaayo gas.
Wixii macluumaad dheeri nagala nagala soo xeriir:
0614336733/0616246740

10/11/2023

Macaamiisha sharafta leh waxaa idin keenay stove afar godle ah oo ku shaqeynaayo gas.

Wixii macluumaad dheeri nagala nagala soo xeriir:
0614336733/0616246740

27/10/2023

Waxaan taleefon kaaga password iyo gmail kaga fureyna in ka yar 5 daqiiqo. Fadlan nagu soo booqo xarunteena.

22/10/2023

Taleefon kaaga makaaga xeran yahay gmail oo ma ilaawday gabi ahaanba gmail-ki kugu xerana. Hada waxaan idin soo kordhinay furitaan ka taleefoonada uu ku xermay gmail.

Daqiiqad gudaheeda ayaa taleefoon kaaga laguugu furi doona.
Wixii macluumaad dheeri ah nagu soo booqo xarunteena.

10/05/2023

Waxaa idin heyna barfuunka OUD AL BARAKAH oo ah barfuun aad u caraf badan oo aan marnaba kaa go'eyn.

08/05/2023

Maku dhiban tahay shiir xad dhaaf ah, hadaba Baazi Fashion waxee ku heysa deodorant kaa baabi'ineysa shiirka ka imaanaya kilkisha.

Wixii macluumaad dheeri ah la xariir
61 4336733

21/04/2023

Ciid wanaagsan.

15/02/2023

P47 WIRELESS HEADPHONES

15/02/2023

Waxaan idin heyna π—•π—Άπ˜†π—Ό π—Έπ˜‚π—Ήπ—²π—²π—Ήπ—Άπ˜†π—² oo aad si fudud ugu kuleysan karto biyaha, sidoo kale waxaad ku karsan karta shaah ama qaxwo.

12/02/2023

Waxaa idin heyna kareenka BRONZ oo ah kareen faa'ido badan u leh wejiga. kareen kan wuxuu wejiga ka dhigaya mid ifaya sidoo kale wuxuu wejiga ka nadiifinaya dhibcaha mad madow.

Wixii faah faahin dheeri ah nagala soo xeriiri
WhatsApp: 61 4336733

10/12/2022

Saliida timaha ee Chebe

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Jowhar?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Culinary Team

Attire

Telephone

Website

Address

QGG2+XMC, Jowhaar
Jowhar
252