Faatzam Beauty Salon

Faatzam Beauty Salon

Share

Faatzam Beauty Salon is Home of Beauty in Jowhar

21/05/2020

السلام عليكم ورحمة الله .عيد مبارك كل سنه وانتم طيبين😍❤❤ciid wngsan axbaabi ciida waxaa inoga harsan in sha Allah hal malin kuso dhawaada faatzam beauty salon o ay kuso kordhisay salonka qeybta shopingka iyo cosmetics hampalyo asxaapteyda ayan idin leyayahay ku ciida ciidaan idinkoo nabad qaba waxan idin rajeynaa cimri dheeri iyo cibaado suuban in sha Allah😊😊Eid Mubarak Eid Mubarak Eid mubarak

Photos from Faatzam Beauty Salon's post 12/02/2020

Bishaaro halkaan waxaan ugu bishaareynayaa dhamaan dumarka ku nool dagmada jowhar ee jacel iney bartaan sido loo saaro cillaanka iyo makeup ka in ay kusoo kordhisay qeybta tawabarista cillaan saarka iyo makeupka si hagar la.aan ah hadabo ka faideysi wacan. asxapteyda qaaliga ah waxan idin leeyahay soo dhawaada.
hadii aad rabta inaad ka mid noqoto ardayda cusub fadlan soo booqo xarunta faatzam mise wac..
Tell No: 0615908682//0618386821//0618984672

14/10/2019

wad soo dalban kartaan xarafka aad rabtid❤️❤️❤️❤️

12/10/2019
10/08/2019

السلام عليكم لكل المسلمين🖑 كل سنة وانتم طيبين😊عيد الاضحي مبارك🍦🍦🍦 ciid wngsan😍

Photos from Faatzam Beauty Salon's post 24/07/2019

Asc asxapteyda qaaliga ah galab wngsan😍 cilaanki maanta iyo xarunteyda dalabkiinu waa diyaar waxaan kaloo ku soo kordhinay Beautysalonkeyga aroosyada iyo nuucyadisa kala dugan specially toortada aroosyada🎂 kuwa dhalashada iyo kuwa sanadguuryada

Photos from Faatzam Beauty Salon's post 27/06/2019

Hampalyo hampalyo halkan waxan hampalyo qaas ah ugu direynaa anago ah dhamaan qooska ka dhashay lamanahaan isdortay oo maanta meherkoda ka dhacay mgalada jowhar gaar ahaan xfada horseed guur khair guri nagi😍😍😍😍😍😍😍😍😍

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Jowhar?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Hantiwadaag
Jowhar