Aarka Banaadir

Aarka Banaadir

Share

Banaadir All the Way 🇭🇹

Photos from Aarka Banaadir's post 19/12/2024

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo gaaray Baydhabo

Baydhabo, 19 ,December 2024 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG dowlad gobolleedka Koofur Galbeed, waxaana Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyey Madaxweyne Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) iyo boqolaal Bulshada ku dhaqan magaalada Baydhabo.

Ujeedka Socdaalka Ra’iisul Wasaaraha ayaa la xiriira xoojinta wadashaqeynta Hay’adaha Dowladda ee Heer Federaal iyo heer Dowlad Gobolleed, u kuur galidda horumarrada ka jira Koonfur Galbeed iyo ka qeyb galka Xafladda sanad guurada 6aad ee ka soo wareegtay Muddada uu Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed hoggaaminayay Madaxweyne Lafta Gareen.

Website