Aad ALLAH Xagiis 114-Q
Aad Allah xaqiisa
"Allow noo soosaar madaxwayne kaligiis talis ah ku fiican diinta oo jacel dalkiisa oo neceb shisheeyaha"
20/10/2023
Free Palestine.
Jumco mubaarak all Muslims.
19/10/2023
Nabad aan dhiig lagu bixin nabad maahan.
SSC-Khaatumo
The right of vedio Halbeeg Media Inc
Q/R: Mohamed-hanad Hassan Groa
Hello 👋 All Muslims, Caawa waxaan idiin sheeegayaa wax idiin dan ah balse aad ka hurudeen! Walaalahayn reer falastiin waydhimanayaan, annaguna waan duranahay( sumaysannahay)- manihin kuwo baraarugsan oo waxaa nagu duran sunta qabyaalada iyo kala qoqobka walaalaha soomaaliyeed-, waxa naga dhaxeeya reer falastiin waa diinta islaamka, maalintii laga soojeesto waxaa ku xiga soomaali taas oo xitaa dhulkeedii u guuxayaan dalalka dariska la ah.
Maxaan u qaban karnaa dadka reer falastiin oo dadkoodii iyo hantidoodii la baabi'iyay? Waa su'aasha uu ku waydiinayo qofka soomaaliga ah.
Jawaabtu waa fududahay waxa ayna tahay:
1. Uducay marwaliba aad ducaysanaysid.
2. Kaqayb qaado banaan baxyada lagu taageeraayo reer falastiin.
3. Midnimada shacabka soomaaliyeed ee Muslimiinta ah waxay qayb ka tahay taageerada reer falastiin; Muslim oo xoogaysto waa hoog Yuhuud.
4. Muuji qadiyadaada, kuna taageer qalinkaada, Carabkaada, Maalkaada iyo shayga ugu yar ee aad awoodi kartid.
Q:A Mohamed-hanad Hassan Groa
10/10/2023
Waxaa soobadanaya maalmahaan in dhalinyarada iyo kuwa iimaankoodu daciifay ay isticmaalaan Ribada taas oo Allah naga xarimay, Quraankiisa ku cadeeyay in uu beecu xalal yahay, Ribaduna xaaraantahay, Ribadu umabaahna sharaxaad dheeri ah sababtuna waxa ay tahay; kitaabada cilmiga ah ayaa lagu faahfaahiyay.
Waxaad arkaysaa dad caan isku sheeg ah oo faafinaya Ribada, Allow hanuuni oo ku baraaruji qatarta ay leedahay, Anagana naga ilaali in aan ku dhacno.
Afar shay oo ...
CIID MUBAAK
-hanad
Click here to claim your Sponsored Listing.
