Oud Care
Live healthy and wellness.
Shirkadda Oud Care waa shirkad soo saarta waxa yaabo daabicii ah kuwaas oo loo isticmaalo qurxinta iyo daryeelka timaha, wejiga, jirka iyo wixii la mid ah.
17/11/2024
Isku darka xooga leh ee ku jira saliida 𝗖𝘂𝘂𝗱 𝗖𝗮𝗿𝗲 ayaa ka mid ah Grapeseed, Jojoba, Rosemary and argan oil, kuwaas oo ka caawinaya timaha inay noqdaan kuwo tayo, awood iyo dhumuc leh si fududna aan u go'in timaha sido kalena kasoo koraan timaha gudaha xididada si dabiici ah.
𝗦𝗼𝗼 𝗱𝗮𝗹𝗯𝗼 𝗵𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗪𝗵𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽: 618279993
09/11/2024
Stronger inside, shiner outside!
24/02/2024
Isku darka xooga leh ee ku jira saliida 𝗖𝘂𝘂𝗱 𝗖𝗮𝗿𝗲 ayaa ka mid ah Grapeseed, Jojoba, Rosemary and argan oil, kuwaas oo ka caawinaya timaha inay noqdaan kuwo tayo, awood iyo dhumuc leh si fududna aan u go'in timaha sido kalena kasoo koraan timaha gudaha xididada si dabiici ah.
𝗦𝗼𝗼 𝗱𝗮𝗹𝗯𝗼 𝗵𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗪𝗵𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽: 61 8279993
03/01/2024
𝗚𝗢𝗢𝗗 𝗛𝗔𝗜𝗥 speaks louder than words.
25/12/2023
Get a 𝗙𝗥𝗘𝗦𝗛 splash of 𝗡𝗔𝗧𝗨𝗥𝗘.
12/12/2023
𝗢𝘂𝗱 𝗖𝗮𝗿𝗲 is committed to making professional hair products.
02/12/2023
𝗦𝗮𝗹𝗶𝗶𝗱𝗮 𝗖𝘂𝘂𝗱 𝗖𝗮𝗿𝗲 waxaa loo diyaariyay hab casri ah oo loo yaqaano (𝗖𝗼𝗹𝗱 𝗣𝗿𝗲𝘀𝘀) taasoo ah in cadaadis la saaro iniinta ama miraha dabiiciga (𝗣𝗮𝗿𝗲𝗻𝘁 𝗦𝗲𝗲𝗱𝘀) iyadoo la isticmaalayo heer kul (𝟮𝟱 𝘁𝗼 𝟮𝟳°𝗖) si looga miiro saliid nafaqeysan wax chemicals ahna lagu darin si isku mid ahna u isticmaali karaan dhamaan rag, dumar iyo caruur.
𝗦𝗼𝗼 𝗱𝗮𝗹𝗯𝗼 𝗵𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗪𝗵𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽: 61 8279993
21/11/2023
𝗛𝗔𝗣𝗣𝗬 𝗧𝗘𝗔𝗖𝗛𝗘𝗥'𝗦 𝗗𝗔𝗬!
Thank you for being my guide and teaching me life lessons.
#2023
Saliida Cuud Care waxay ka dhigeysaa timahaaga kuwo awood ka leh laga so bilaabo salka hoose ee xididada ila darfaha waxayna siinaysaa timaha iyo scalp-ga nafaqadii iyo vitamins-ka ay u baahnaayeen.
𝗦𝗼𝗼 𝗱𝗮𝗹𝗯𝗼 𝗵𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗪𝗵𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽: 61 8279993
Oud Care Live healthy and wellness.
03/11/2023
Saliida 𝗖𝘂𝘂𝗱 𝗖𝗮𝗿𝗲 waxa ay siinaysaa timaha iyo madaxa qoyaan ku filan si looga hor tago madax xanuunka, qaleelka timaha, agool, aflaaqda iyo jajabka timaha. waxa aadna ku heleysaa muddo gaaban timo dhumuc leh dhaldhalaal iyo inay soo laabato midabki timaha, waxay kaloo ka dhigaysaa timaha kuwo kala baxsan la maamuli karo aadna u jilicsan.
𝗦𝗼𝗼 𝗱𝗮𝗹𝗯𝗼 𝗵𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗪𝗵𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽: 61 8279993
24/10/2023
𝗦𝗮𝗹𝗶𝗶𝗱𝗮 𝗖𝘂𝘂𝗱 𝗖𝗮𝗿𝗲 waxaa loo diyaariyay hab casri ah oo loo yaqaano (𝗖𝗼𝗹𝗱 𝗣𝗿𝗲𝘀𝘀) taasoo ah in la bur buriyo ama cadaadis la saaro iniinta ama miraha dabiiciga (𝗣𝗮𝗿𝗲𝗻𝘁 𝗦𝗲𝗲𝗱𝘀) iyadoo la isticmaalayo heer kul (𝟮𝟱 𝘁𝗼 𝟮𝟳°𝗖) si looga miiro saliid nafaqeysan wax chemicals ahna lagu darin caafimaadna u ah madaxa iyo timaha.
𝗦𝗼𝗼 𝗱𝗮𝗹𝗯𝗼 𝗵𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗪𝗵𝗮𝘁𝘀𝗔𝗽𝗽: 61 8279993
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
