Xariir Organic Products

Xariir Organic Products

Share

xariir organic products waxeyy iibisaa waxyaabo dabiici ah, sida liidaha timaha, hair scrubs, organic face soaps,organic shampo iyo alabo badan oo ah dabiici

21/05/2026

Xariir Organic Hair Oil waa saliid dabiici ah oo timahaaga ka dhigaysa kuwo xariir ah, jilicsan, isla markaana caafimaad qaba. ✨

✔️ Waxay soo bixisaa timaha
✔️ Waxay buuxisaa meelaha bannaan
✔️ Waxay la dagaallantaa agoolka iyo aflaaqada
✔️ Waxay yareysaa googo'a iyo daadashada timaha

Isticmaal Xariir Organic Hair Oil si aad u hesho timo qurux badan oo dabiici ah. 🌱

23/04/2026

Saliidda Xariir waa saliid dabiici ah waxey muujisaa dhalaalka iyo dhumucda timahaaga, iyadoo siinaysa muuqaal nadiif ah oo qurux iyo kalsooni leh. waa 100% dabiici kamaran kiimiko. waxey bixisaa tinta mudo gaaban, waxey buuxineysaa melaha banaan ee tintu kabaxday, waxaad isak hilmaami doontaa shalo iyo tin isku dhegta, waxaa intaas dheer aflaaqada iyo jajabka ayey kasaartaa timaha, uma bahan doontid madoobiso iyo jilcios intaba.

Xariir Oil is a 100% natural hair oil that enhances your hair’s shine and thickness while giving it a clean, confident look.
It’s completely free from chemicals and works fast to restore your hair’s natural beauty.
It fills in thin or empty areas, eliminates dryness and stickiness, and removes split ends and breakage.
With Xariir Organic Oil, you’ll no longer need darkening or softening treatments — your hair will stay naturally strong, smooth, and radiant.

22/04/2026
Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Dabdka, Howlwadaag
Mogadishu
25261