Dr yuunis aadan xasan
Healthy care
Guushu waxey ubaahanthy Samir dulqaad iyo adkeysi๐ช๐ช๐ช๐ช๐ช
07/05/2024
๐
๐๐โ๐ข๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐๐ข๐ฒ๐๐ก๐.
๐๐ข๐ฒ๐ฎ๐ก๐ฎ waxay muhiim u yihiin Nolosha waxay ka qayb qaataan caafimaadka jirka.
Biyuhu waa walax dareere ah oo ay ku milmaan ama ku qasmaan walxaha kale waxaana astaan u ah biyuhu inay yihiin mile guud.
Jirka biniโaadamka 50% ilaa 70% waa Biyo
๐๐ฎ๐ฌ๐๐๐ฅ๐ :
Carbohydrates, proteins, minerals, water-soluble vitamins, iyo dheecaano badan waxay ku milmaan biyaha wax yaalaha ugu muhiimsan Ee Dhiiggu ka koobanyahay waa biyo arintaas oo ka dhigayso dhiiggu inuu noqdo meel wax lagu qaado si loo gaarsiiyo dhammaan qaybaha jirka
๐
๐๐โ๐ข๐ข๐๐๐๐ ๐๐ฒ ๐๐ข๐ก๐ฎ๐ฒ๐ฎ ๐ฎ๐ฎ ๐ฅ๐๐๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐ข๐ซ๐ค๐ :
1.waxay wasakhda iyo waxyaalaha sunta ah ka saaraan jirka sii loo qashinsaaro.
2. waxay ka qayb qaataan ilaalinta iyo joogtaynta heer-kulka jika
3. waxay baahiyaan oo qaybiyaan Nafaqada si loo gaarsiiyo unugyada jirka.
4. waxay sameeyaan jawi uu ka dhaco fal-galada kiimikaal (chemical reactions) Ee jirka,
sidoo kale waxay ka qayb qaadaan fal-galo kiimikaal (chemical reactions) oo badan kana dhexdhaco qaybaha kala duwan ee jirka
5.waxay leeyihiin astaamaha olyo garaasada tasoo ka ilaaliso kalagoysyada inay is xoqaan tusaale biyuhu waxay sahlaan in cuntadu si fudud ku marto hunguriga iyo qaybaha kale ee hanaanka cunto mareenka
6.waxay qooyaan oo qalaylka ka ilaaliyaan neef mareenka (respiratory tract) cunto mareenka (gastrointestinal tract) iyo kaadi mareenka iyo hanaanka taranka (urogenital tract) sidoo kale maqaarka iyo indhaha
7.Waxay ka midyihiin wax yaalaha ugu badan ee dhiiggu ka koobanyahay waxayna joogteeyaan mugga iyo xaddiga dhiigga
8. waxay muhiim u yihiin shaqooyinka xubna jirka sida kiliyaha.
9.waxay saacidaan maamulida iyo yaraynta miisaanka jirka.
Dr yuunis aadan (Dr yuu )
16/10/2023
Hadii aad leedahay sanboor joogto ah, hindhisyo marka hurdada kasoo kacdo kadib ama cun-cun sanka iyo dhuunta ah, cun xabbad yar oo toon ah inta aadan seexan kahor. Cunista toonta waxay daawo u tahay cudurada ku dhaca neefmareenka sida xasaasiyada, sanboorka, hindhista, qunfaca iyo burikiitada. Sidoo kale toontu waxay sambabada ka nadiifisaa wasaqda waxayna xoojisaa difaaca jirka. Cunista toonta hurdada kahor waa tijaabo lagu guulaystay, waxayna keenaysa inaadan hindhis isku arkin marka aad hurdada kasoo kacdo kadib.
Shere dheh si Asxaabtada uga faaideystaan.
26/09/2023
24/07/2023
19 o sababa dhalmo laanta o dadka inta badan aysan kubaraa rugsaneny
1.Galmada o badan ama yar.
aad u badan: Dadka qaar ayaa rumeysan in galmo badan ay horseedi karto(bacrimid) Laakiin tani mar walba run ma noqon karto. In kasta oo galmo soo noqnoqota aysan yareyn doonin xoogga shahwada ninka, lkn waxay sababi kartaa dhibaatooyin caafimaad oo laga yaabo inay ka mid yihiin daal, dawakh, jilbaha oo daciif ah, iyo kaadida soo noqnoqota. Haddii aad galmo badan samayso si aad ilmo u dhasho oo keliya, waxay kuu horseedi kartaa BURNOUT (xaalad daal, oo dhimaysa awoodi galmada). Xaaladdan oo kale, marka xiga bacriminta oo ugxanta diyar tahay labada lamaane midkoodna ma xiisayn karo galmada. waxaadna lumineysaan fursad aad ku uuraysan lahayd.wayo xili aan ugxantu diyaar ahayn ayay galmada badiyeen
2. Fakar ama walwal badan(over- stress)
wuxuu waxyeello u geysan doonaa caafimaadkaaga jidh ahaan iyo maskax ahaanba wuxuuna saamayn doonaa awooddaada uur. dhibatada kale ee niyadda sida niyad -jabka iyo walwalka ayaa hoos u dhigi kara heerarka bacrimintaada. Waa inaad deggen tahay oo aad dheellitiran tahay markaad isku dayeyso inaad uuraysato. Stress ka ayaa carqaladeeya shaqooyinka hypothalamus, oo xakameeya qanjirka pituitary. Qanjidhkani wuxuu nidaamiyaa adrenal, tayroodh, iyo ugxan -sidaha wuxuuna saameeyaa ama keeni karaa caadada xitaa inuu u horseedo Khalkhal.ama caada wareer
3. Dhibaatada ninka dhankisa.
Mid ka mid ah sababaha ugu horreeya ee dhalmo la'aanta ayaa ah tirada shahwada oo hooseysa iyo dhaqdhaqaaqa shahwada oo liita (sababtuna tahay cillado xagga qaab dhismedka ). Arrintani waxay u dhigantaa 30 illaa 40% dhibaatooyinka madhalaysnimo ee lamaanaha.
4. H**e kakicida ama degdeda musqusha.
Dumar badan ayaa ku degdega musqusha ka dib markii ay jeclaadeen inay is nadiifiyaan. Waa lama huraan in aad sariirta xoogaa ku nagaato galmada ka dib si loo hubiyo in shahwadu hesho fursad ay ku gaadho ukunta
oo u bacrimiso. Haddii aad kacdo oo aad degdegto, isla marka aad samayso falkas waxaad u oggolaanaysaa in shahwada so daadato waxa iska dhaqikartaa 20 daqiiqo kadib marki meshi loorabay gaarto is nadiifi.
Dagdaga wuxu keni kara mid ka mid ah sababaha dabiiciga ah ee uur la anta.
5.Hurdo laโaantu
waxay ciriiri gelin kartaa oo daalin kartaa jidhka waxayna saamayn kartaa hawlaha nidaamka difaaca. Tani waxay kordhineysaa fursadahaaga inaad qaaddo infekshannada, oo iyana, waxay saamaysaa wareegga taranka. Sidoo kale ragga Infekshannada ayaa isu beddeli kara qandho, kulaylka jirka oo badiyana wuxuu dhaawici karaa shahwada. Dumarku waxay dareemi karaan welwel hurdo la'aan taas oo saamayn karta wareegga caadada
6. Dhibaatooyinka xabka afka ama dhuunta ilmagaleenka .
Gabarkasta qoyankan way isku aragta inkasto u xalado kala duwan maro marka h**e cadan kubilowdo marka ugxanta diyartahay wuxuu sii noqdaa mid isjiijida oo nadiifa kasoo shahwadu si fudud ay udhex mari karto xabka xubinta taranka dumarka. Haddii ay waxyeello ka timaaddo ama lawayo xabka afka ilmagaleenku wuxuu ka hortagaa shahwada inay meeshii larabay gaarto .faaiidooyinka kale ee Xabka ayaa ah in uu kahor tago sida caabuq iyo in uu kadifaaco shahwada unugyada halista ku ah shahwada ee kujiran minka afkisa .
Lasoco qaybaha kale.
01/02/2023
Macaamiil hospital ka nafis Qeybtiisa Dentalku waxay kula diyaartahay qiimo dhimiatii balaarneyd ee ilka xirista
Kaliya bixi 10 dollar oo jaro numberka dhaqtarka Kuna hel ilka xiris free ah.
Wixii faahfaahin ah kala xiriir
252615445583
28/01/2023
Iiigu soo halbalyeeya wllkeyga
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
1234
