Wariye Mohamed Somali

Wariye Mohamed Somali

Share

Halkan ugu imoow Warar Sugan, Barnaamijyo ku xiiso Galiya, iyo fikirkaaga xor ayaad utahay insha Alla

Photos from Wariye Mohamed Somali's post 02/08/2025

Maskii Aad ummada ku haligtay ilmahaadi ayoow cunay maanta waxaase wax laga xumaadaa in Aadan ceyrow walaslkii oo Amiir As ah si loo fakiyo loo dilo taliye Abdirizaq oo camerada horteeda oow xabad ku dhuftay zakeriye oo mahad karataay Adeer laxmi ah u yahay isla markaana 3saacadood tiitiin dhexyiil ilaa naftu ka baxdo waxaan maqlayay in oow rabo in lasii daayo wiilki taliyaha xabada ku dhuftay waxaase shaki iyo kala carar ka biloowday xarunta habar khadiijo.

02/08/2025

Halis ka dhex jirta Nisa ! Sidee Sarkaalkan oo u socdey inuu soo xiro Amiir sare oo katirsan AS oo ku sugnaa D/ Hodan loo waayay halmar kadibna loo helay meydkiisa?

02/08/2025

Abuukar Sidiiq, oo ahaa sarkaal ka tirsan hay’adda NISA ayaa lagu dilay shirqool halis ah oo la tuhunsan yahay inay fuliyeen askartiisa. Dilkiisa kadib, waxaa gudaha hay’adda ka billowday baaritaan deg-deg ah, iyadoo saraakiil iyo askarna loo xiray kiiskaan.

Sarkaalkan ayaa habeen h**e lagu dilay degmada Hodan, gaar ahaan xaafadda Siigaale, inkastoo meydkiisa la helay shalay barqadii.

Abuukar Sidiiq oo haystay darajada Dhamme, sida ay ogaatay wariye mohamed somalia wuxuu ahaa sarkaalkii gacanta ku hayay galka baaritaanka raggii loo haystay inay fuliyeen qaraxii lagu weeraray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kaasoo ka dhacay agagaarka isgoyska Ceel-gaabta ee degmada Xamar Jajab.

Xog ay heshay wariye mohamed somalia waxay sheegaysaa in Kabtan Abuukar uu Sabtida maanta la balansanaa Madaxweyne Xasan Sheekh, si uu ula wadaago xogta baarista, hase yeeshee waxaa la dilay ka hor intaan kulankaas la gaarin.

02/02/2025

Waa 6 kun cusub oo kumaandooska Gorgor ah🇸🇴

02/02/2025

Shuute waa la waabsaday 🤣😂

17/04/2024

Xildhibaan Cismaan Xaadoole oo ah xildhibaanka Matala Wariye Xuseen Ayaa Fariin Culus u diray Ninka xirtay Xuseen Wuxuuna xukuumada Rw Xamse ugu baaqay in Deg Deg looso daayo

xaadoole Garmasho Warkiisa hala qaato

17/04/2024

DEG DEG: Ciidamo katirsan Hay'adda Nabadsugida Soomaaliya ayaa xarig sharci darro ah u geystay Wariye Xuseen Cabdulle Maxamed oo ah Guddoomiyaha SYL Somali TV.

Agaasimaha Cusub ee Hay'adda NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa bixiyay Amarka lagu xiray wariyaha.

14/04/2024
Photos from Wariye Mohamed Somali's post 14/04/2024

waxaaan halkaaan uuga hambalyeenaaa
wllkeyga marna sxb iigu weyn taliye Muhudin Kabir ooo u dalacay darjada dhamme guuleyso taliye ,

25/03/2024

Shababow waqtigaga wuu dhamadey

16/03/2024

Magaceygu waa Nastexo Axmad waxan jiraa 22 sano Sanadkan ayan gali rabaa 22 hadii aan nolol Ku garo waxan kugu dhaariyaay Allaah xanuunada keena dadkana ka cafiya waxan fariinteyda kaga dhigay mid qoortaada gashan oo aamaano Kugu ah sacadan eey ku soo gaartay laga bilabo ila Qiyamaha ka dhaco markad furto fariintan ilaah baan kugu dharshaye sii faafi waxaan jooga wadanka india waxa lega helay cudurka dilaga ah EE cansarka😭.

Daawo kasta wa isticmalay an ka aheen dawada ducadinaa oon manta soo doontay xaaladada alleh ha hagajiiyo towxiidkana allah ha kugu dilo janadana booskaga allaah hakaga dhigo mantaa hadad ducadiina iigu kala harin wana soo shegi doonaa hadba heerku uu igu gaaro xanuunkan ihayo Haadan dhintana cafis iyo masamax iyo naxariis raabi isoo weeydiya dhamaantina allaah ha idin jeclaado hadaad naxriis ledahay si walalaha Muslimiinta ah igu duceyaan sii faafi fariinteyda wall aduunka wax Lesku yahay isoo duceey 😭😭fariinteyda sii gudbi رمضان كريم

26/02/2024

Xaaskeyga markaan dabka qabad siinayay maskaxdeyda majoogin, wuu maseer sanaay ayuu ula jeeda qof maseersana waa qof waalan

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Banadir
Mogadishu
24HOURS