Zahra kiin
pagekan waxad kala socon dontaa waxyaabo ku xiso gelindona ee kuxidhnow
13/11/2022
Faaidooyinka caafimaad ee ay laga helo khudaarta.
1.-waxay jidhkaaga kadhigtaa.mid cusub oo tamar leh
2.-waxay ilaalisaa caafimadka jidhkaaga
3.-waxay kahortagta.cudurada.halista.ah.inay weeraraan.jidhkaaga
4.-waxay kor.uqaadaa.caafimadka.jirkaga.iyo.maskax ahaaneedba.
Talooyin caafimaad oomuhiima
1.-Had iyo jeercun cunto caafimaad leh isaad uga fogaato cudurada.
2.-seexo habeenkii .8. saacadood.
3.-jimicsi samee.malinkasta.sababtoo ah jidhkaagu waxa uusodaynayaa.sun
4.-hubi inaad cabto. 8koob.oo biyo ah.
Follow lake.sher
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
252
