maxamed axmed daahir

maxamed axmed daahir

Share

ilaahow noo naxariiso adaa naxariis badane

Photos from maxamed axmed daahir's post 26/10/2024

(hanabalyo hanbalyo hanbalyo ):Xidigo Awad iyo Saygeeda oo maanta meherkoodu ka dhacaayo bosaso

23/06/2024

Samira Abraar

Inan yahay duntaadu rag badan daal u soo mariye
Ninkuu Eebe kuu door wuu darajo dhaafaaye
Dir xalaala oo Saalax dhalay dumar wax dheeraaye

Abwaan isoo dhaha dee Maxamed Axmed Dahir

19/06/2024

WALAALAYAAN HA GUURSANINA ILMA ADERTIIN E GUURSADA GEYAANKINA

16/06/2024

Yahye Faanfaan xoghye +weriye + agaasime nin mugku leh bulshada dhexdeeda add ciwaankiisii kale waa lagu yaacee shaqaa socota dhalin yaro

Photos from maxamed axmed daahir's post 09/06/2024

hanbaly Axmed Foodcade adiga iyo murwadada Bintu cali Gaban

08/06/2024

Samda Cali Mohmut ifur booga naxariista

05/06/2024

1 year age dagaalkii goojacade

30/05/2024

W/Q (Maxamed Axmed daahir “buraale”

Soomaaliya weli ma heshay maxk**ad Dustuurri ah ?

Dastuurka Soomaaliya oo la ansixiyey 2012 ayaa dhigaya Maxk**adda Dastuuriga[1]. Dastuurku wuxuu Maxk**addan awood u siinayaa inay go’aan k**a dambays ah ka gaadho dhammaan khilaafyada Dastuuriga ah, sida khilaafyada ka dhasha xilalka, awooddaha iyo shaqooyinka u dhexeeya hay’addaha Dastuuriga ah ee dawladda federaalka iyo kuwa dawlad gobolleedyadda. Sidoo kale waxaa awoodda Maxk**adda Dastuuriga Soomaaliya ka mida inay fasiraad ka bixiso qodobada dastuurka haddii uu khilaaf ka dhasho, iyada ayaana dhaqangelinaysa saraynta sharciga, kala madaxbannaanida hay’addaha dastuuriga ah heerkastoo ay yihiin[2].

Xubnaha Maxk**adda Dastuuriga ee Soomaaliya waxay ka koobanyihiin shan garsoore oo ay ku jiraan Garsooraha sare iyo ku xigeenka Garsooraha sare[3], mudda xiloodkooduna waa shan (5) sanno.

Weli Soomaliya ma helin Maxk**ad Dastuuri ah, maqnaanshaheeda ayaana sabab u noqday is qaqabsiga siyaasiyiinta sida madaxda dawladda federaalka dhexdooda iyo sidoo kale kuwa dawlad gobolleedyada. Tira malaha inta jeer ee madaxda sare ee dalku ay isku qabsadeen arrimo la xiriira Dastuurka, sidaas daraadeed haddii aanan dalka loo dhisin garsoor madaxbanaann iyo maxk**ad Dastuutri ah, khilaafka Dastuuriga ah iyo fawdada dhinaca sharciga laga dhammaan maayo inta laga heleyo Maxk**adda Dastuuriga.

Dhanka Soomaaliland Maxk**adda Dastuuriga waxay ka koobantahay Guddoomiyaha Maxk**adda sare iyo dhammaan Garsoorayaasha Maxk**adda sare[4]. Awooddeedana waxaa kamida fasiraada iyo macnaynta Dastuurka iyo xeerarka kale ee Soomaliland lagaga dhaqmo, marka laysku qabto nuxurka u jeedadooda, iyo sidoo kale fasiraada iyo wax ka bedelka xukumadda garsoorka ee Dastuurka khilaafsan[5].

27/05/2024

waa layku raacey hadal kan cawa Mohamoud Qabojiye

waxan leeyahay sediyadey adan sicid magalada inoo dhawra

27/05/2024

Maakhir State somalia

24/05/2024

waxanaan marna aqbilidoonin
Qaadley in ay mustaqbalka iyo xasilloonida dadka iyo deegaanka ay halis galiso laga yeeli maayo , dadka masaakiinta ah ee xafladaynta looga faa'idaysanayo ee la siinayo warbixinnada khaldan oo lagu laab kicinayo wax la aqbali karo maaha , danta gobolka iyo dadka wax dan ah uguma jirto wax yaalaha aan suuragalka ahayn ee lagu dhex wadwado.

Ummaddan dantooda sida khaldan u isticmaalaysa oo Ummadda madaxa isu galinaya waa lagu baraarugsan yahay waana layska qaban

22/05/2024

Dayib Śhabeelle nin fican oo bulshadiisa jecel

shaahana shuba

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Maxamed Buraale
Mogadishu
7599388