Mustafe muxumed cumar

Mustafe muxumed cumar

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mustafe muxumed cumar, Health/Beauty, Samsam farmajo ahmed, Mogadishu.

Photos from Mustafe muxumed cumar's post 11/02/2024

Waxaan maanta aniga iyo Maareeyaha Guud ee Shirkada Diyaaradaha Ethiopia, Mudane Mesfin Tassaw, booqanay Garoonka Diyaaradaha ee Ugas Miraad ee Caasimadda labaad ee Deeganka ee Magaaladda Godey. Garoonka ayaa xadhiga laga jari doonaa, adeeg-bixinna bilaabi doonana maalinta bari ah hadii Ilaahay idmo.

Mareeyaha ayaan kala hadalnay dayactirka gagada (runway’ga) ay diyaaraduhu cago-dhigtaan ee Godey oo u baahan in lakab cusub la saaro, dib u hawlgalinta garoonka diyaaradaha ee magaaladda Qabridahare, iyo in la balaadhiyo garoonka Garaad Wiilwaal ee Magaaladda Jigjiga. Aad iyo aad ayaan ugu mahadnaqayaa Mareeyaha oo dhamaan codsiyadaas naga aqbalay.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Samsam Farmajo Ahmed
Mogadishu