Abyan Beauty & Clinic

Abyan Beauty & Clinic

Share

“ Dhalaal Adoon Dheehaaga Badalin ”

19/03/2026

Quruxdu waa kalsooni, kalsooniduna waxay ka bilaabataa daryeelka naftaada. Maalintan barakaysan ee Ciidda, Abyan Beauty & Clinic waxay idiin rajaynaysaa qurux dabiici ah iyo farxad waarta.

Ciid Wanaagsan dhammaan ummadda Soomaaliyeed, كُلُّ عَامٍ وَأَنْتُمْ بِخَيْرٍ. ✨🌙

15/03/2026

Ha iska indha tirin fariimaha ay timaahugu kuso dirayaan ku daryeel Intense restoring set

12/03/2026

Jimco wanagsan

10/03/2026

Ka faaideesta discount ka eida wuxuu soconaa ilaa 17 March

10/03/2026

Ku daryeel timaahaga products la huba waxyarkiisa

28/02/2026

Midabka tinta waa qurux… balse doorashada saxda ah ayaa ah sirta!

Abyan Beauty & Clinic waxaan ku sameynaa color tayo sare leh oo ilaalinaya caafimaadka timahaaga
Khabiiradeena ayaa kuu dooraya midabka kugu habboon adigoo ilaalinaya shine & strength-ka timaha.

📍 Booqo Xarumaheena Abyan Beauty & Clinic
📞 Ballan qabso maanta Tell:610677770/612097676

Dhalaal adoon dheehaaga badalin

26/02/2026

Fooyeenta tinta waa qurux iyo style lakin hadii aadan kulelka ka ilaalin waxa u sababayaa in timaha gudbtaan isticmal heat protector spray

21/02/2026

Glow-ga iyo caafimaad ka aad rabto halkan ayuu ka bilaabmaa.
📍 Abyan Clinic

17/02/2026

Soonqaad wanagsan 🕊️

17/02/2026

Ramadan Kareem

13/02/2026

Jummah Mubarak

06/02/2026

Jumma Mubarak

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

Taleeh Smart Mall, Banadir Qalabxoor BC
Mogadishu
JH09010