Banaadir Media
kusodhawoow Banaadir media oo kala soco wararkii ugu danbeyay calamka iyo somalida
Bilaal bulshaawi iyo nolashiisa .
Muuqaallo la soo bandhigay ayaa muujinaya burbur ka dhacday Telaabiib, ka dib markii gantaallada Iiraan ay ka gudbeen nidaamyada difaaca , kuwaasoo ku dhacday dhismayaal yaalla Telaabiib.
05/03/2026
Wargeyska Wall Street Journal ayaa waxyar ka hor ku warramay gantaal ay Iiraan , maanta ku weerartay gudaha Turkiga inuu ku socday saldhigga Incirlik ee Turkiga, halkaas oo ay ku sugan yihiin ciidamada Mareykanka, iyadoo warbixintan ay sheegtay markab dagaal oo ka tirsan ciidanka badda Mareykanka inuu soo riday gantaalka.
Laakin waa maxay farriinta weerarkan ku jirtay?
Iiraan waxay gantaalkan ku weerartay gudaha Turkiga , maalin ka dib markii wasiirka arrimaha dibadda Turkiga, Hakan Fidan uu ku eedeyay Iiraan inay dagaalka u rogayso mid gobolleed , isagoo markaa ku dhaliilaya weerarrada ay ka geysanayso dalalka khaliijka.
Balse , jawaabta hadalkan waxay noqotay inay Iiraan weerartay gudaha Turkiga , taa oo dhalisay Turkiga inuu u yeero safiirka Iiraan , si uu ugu soo jeediyo joojinta weerarrada dhulkiisa. Aragtidayda Iiraan waxay weerarkan u fulisay si maskaxda Turkiga looga saaro inuu isku muujiyo awood gobolleed, taa beddelkeeda Turkiga hadda waa inuu Iiraan kala hadlaa arrimihiisa gudaha oo meesha ka saara ka hadalka wax ka dhacaya meel ka fog xadduudkiisa.
Xarunta laga hago howlgallada ciidanka Iiraan ee Khatam al-Anbiya ayaa ku dhawaaqday weerarradii ay Iiraan ka fulisay dalka Imaaraadka Carabta in lagu dilay 100 askari oo ka tirsan ciidanka badda Mareykanka.
Mareykanka iyo Israa’iil ayaa duqeymo culus ka wada magaalada Tehran ee caasimadda Iiraan, halkaa oo ay ka dhacayaaa qaraxyo culus, sida ay werisey warbaahinta Iiraan.
jubaland oo si adag udhaliiishay xukuumada federalka Somalia.
Alaha naga dhigo kuwii ka faaidesta bisha Ramadan.
Asc
Cajiib
Click here to claim your Sponsored Listing.
Website
Address
Mogadishu
