Sahha sunflower oil

Sahha sunflower oil

Share

Sahha sunflower oil is dedicated to providing nutritious sunflower oils, tailored for health.

08/06/2026

Waxaa si gaar ah loogu farsameeyey gudaha Soomaaliya, iyadoo la adeegsanayo

habab casri ah oo hubiya nadiifnimo iyo tayo lagu kalsoonaan karo. Marka aad

doorato Sahha Sunflower Oil, waxaad taageeraysaa wax Soo saarka waddanka isla

markaana aad helaysaa saliid saafi ah oo dabiici ah taas oo ku habboon nolol

caafimaad leh Sahha Sunflower Oil Wanaag iyo Tayo Dhibic Kasta Ku Jira.🌻

02/06/2026

🌻 Caafimaad wanaagsan wuxuu ka bilaabmaa doorashada saliid tayo leh.

Ma ogtahay in saliidda gabbaldayaha ay tahay doorasho caafimaad leh?

Saliidda gabbaldayaha waxay qani ku tahay Vitamin E iyo dufannada caafimaadka leh ee taageera wadnaha.

Waxay ku habboon tahay dadka jimicsiga sameeya, kuwa doonaya inay miisaanka maareeyaan, iyo dadka qaba macaanka marka si dheellitiran loo isticmaalo.

Sidoo kale, waxay cuntada siisaa dhadhan macaan iyo tayo sare.

🌻 Dooro caafimaad, dooro saliidda gabbaldayaha.

31/05/2026

Dooro Sahha sunflower Waa doorosho caafimaad iyo dhadhan macaan.

🌻 Sahha Sunflower Oil – Doorashada saxda ah ee qoys kasta Saliiddeenna
100% nadiifta ah waxay cuntadaada siinaysaa dhadhan macaan iyo tayo sare iyadoo hodan ku ah Vitamin E kana qayb qaadata Xoojinta difaaca jirka.
waa saliid saafi ah oo laga soo saaray ubaxa gabbaldayaha, Sahha Sunflower Oil.

The Perfect Choice for Every Meal 🌻💚💛

29/05/2026

Jumca Kariim 🤍✨

Sahha Sunflower Oil waa saliid nadiif ah oo caafimaad leh ona dhadhan fiican leh kuna habboon dhammaan karinta cunada kala duwan kuna raaxeyso dhadhan macaan oo tayo sare leh

28/05/2026

Ka dhig karintaada ciidda mid gaar ah adigoo dooranaya Sahha sunflower oil

🌙✨ Munaasabadda barakeysan ee Eid al-Adha awgeed Sahha sunflower oil waxay idin rajeynaysaa ciid farxad iyo barwaaqo leh Maadaama maalmahan la karinayo cuntooyin iyo badar badan oo qoysaska la wadaagayo Sahha sunflower oil waxay kuu keeneysaa saliid tayo sare leh oo cuntadaada ka dhigeysa mid dhadhan fiican nadiif ah isla markaana caafimaad leh Ka dhig karintaada ciidda mid gaar ah adigoo dooranaya Sahha sunflower oil tayada ay ku kalsoon yihiin qoysas badan 🌻🍲

26/05/2026

Ciid wanaagsan.

Ciid Mubaarak dhammaan ummadda Islaamka, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Allaha naga aqbalo acmaashii suubbanayd, caafimaad, nabad iyo barwaaqana allaha nagu gaarsiiyo ciiddaan teeda kale.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Jid-cakaaro Madino
Mogadishu
123