Oliva Skincare & Beauty
Xarunta Daryeelka maqaarka Timaha iyo cidiyaha
30/11/2025
Uga maaran haaraha kana hel iftiin dabiici ah
27/11/2025
Juma mubarka all muslims
27/11/2025
Cicaplast Baume B5+ waa repairing barrier cream oo loogu talagalay in uu bogsiyo, dejiyo, oo uu xoojiyo maqaarka dhaawacan
Waxa uu ku habboon yahay maqaarka engegan, sensitvie-ga, casaan badan, ama dhaawac yar leh.
✨ Faa’iidooyinka Ugu Muhiimsan
1️⃣ Bogsinta degdegga ah (Repairing)
maqaarka dhaawacmay.
Waxay ka hortagtaa nabarada yaryar ee ka dhasha finanka.
2️⃣ Dejinta maqaarka hurka leh
Waxay yareysaa casaan, cuncun, gubasho, iyo “irritation”.
3️⃣ Qoyaan badan
Panthenol 5% ayaa siinaya qoyaanka qoto dheer iyo jilicsanaan.
4️⃣ Skin barrier-ku wuu xoogeysanayaa
Maqaarka ayuu ka ilaaliyaa engegga iyo waxyaabaha dhiba.
5️⃣ Ku habboon carruurta & dadka maqaarka nugul
Formula aad u ammaan ah, oo u shaqeeya xitaa maqaarka dhallaanka.
6️⃣ Ka shaqeeya post-treatment care
Aad ugu habboon microneedling, dermaplaning, peeling, laser, iyo extraction kadib.
7️⃣ Yareynta diiritaanka & flaky skin
Waxay ka saartaa qallaylka daadanaya oo ka dhigta maqaarka mid siman.
23/11/2025
Alldermo Laboratories -Anti Blemish Serum
waa serum Anti-Blemish ah oo loogu talagalay inuu isku ekeysiiyo midabka maqaarka yareeyana haaraha iyo sidoo kale mad madowga ka hara Finanka (dark spots) iyo in uu siiyo maqaarka iftiin
Kasoo dalbo :
20/11/2025
Halka aad ka heli karto
maqaar caafimaad qaba
iyo qurux dabiici ah waa
Mudo ayaad sugaysaa in timaha ay dib kuugu soo dhashaan
Ka faaideyso Saliida Minoxidil spray 252 61 3131590
18/11/2025
Alldermo Vitamin C Serum
Waa serum difaac u ah
qoraxda kuna siinaya
iftiin dabiici ah
Kasoo dalbo :
16/11/2025
Alldermo Retinol Serum
Waxay soo celisaa bilicda iyo midabka dabiiciga ah ee maqaarka
13/11/2025
Juma karim all muslims
13/11/2025
Alldermo Hyaluronic Acid Serum waa serum fiican oo lagu ilaaliyo uuna ka helo maqaarka qoyaan , lagu yareeyo laalaabka, laguna helo dhalaal iyo caafimaad maqaarka ah.
11/11/2025
U fiican dhibcaha
mad madow iyo
haaraha wajiga
09/11/2025
Wuxuu siiya maqaarka
qoyaan qoto dheer isagoo
aan ka dhigin mid dufan leh.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
00000
