xalab hospital

xalab hospital

Share

training hemorrhoids and anorectal diseases without surgery by carboplasma technology and rubber band

08/03/2025

Ma ka daashay daawaynta baabasiirka, ma isku dayday dhammaan hababka dawooyinka iyo kuwa qalliinka mana ka faa’iidaysan? Nagu soo booqo Isbitaalka Takhasusiga ee Jaale Siyaad, waxa jooga Dr. Maxamed Cabdilxamiid, Dr Ali Alkhalil , Dr Nour eddine Naser oo ka daweynayo baabasiirka iyo fistulada oo qalliin layser ah dammaanad dhab ah na leh Dr Mohamed Abdulhamiid Waa Dr ka khibrad sare u leh shaqada uu ku qabanaayo. muddo ka badan 10 sano, wuxuu samayay waayo-aragnimo ah in ka badan 9000 qof u ka cirib tiray babaasiirka iyo fistula wadamada Liibiya, Soomaaliya iyo Turkiga , Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh: Magalada Mogadishu, kuna yaal zoobe Laami yaraha kobac , contact number : 0611540503 with whatsup and calling.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Somalia
Mogadishu
00252