INA XAAJI

INA XAAJI

Share

2025

14/10/2025

Ficilada yaabka leh ee uu lama-yaqaanku sameeyay oo aan cadaynta u hayo waxa kamid ah:

1) Wuxu difaacay nin illahay(Sw) caayay?

2) Wuxu difaacay nin Nabi Mohamed(NNKH) caayay?

3) Wuxu difaacay nin Qoomaluudnimo ku suntan?

4) Wuxu taageeray dumar dhaqan xumada faafiya?

5) Ugu dambayntiina Walalaha iskacaabinta Falastiin ayuu Malaysiyo ku tilmaamay!!

ilaa hadana wuxu ka shaqeeyo & ciduu u shaqeeyo lama yaqaan: Wuxu aaminsanyahay lama yaqaan: ciduu yahay lama yaqaan?

Lama-yaqaan;Lama yaqaan; Lama yaqaan !!!

Hussein Jama

12/10/2025

Allah ayaa weydiisanayaa wax walba oo wanaagsan if iyo tan dambe

11/10/2025

Maamulka Jubaland Dowlad Oo Ka Tirsan Yahay Tee Waaye 🤔

11/10/2025
11/10/2025

Dhalinta Soomaaliyeed Waa In Ay Gacmaha Isqabsadaan Oo Ay dalkooda Bad Baadiyaan
Kana Hortagaan Federaalka Beeleysan, Iyo Kala Qoqobka Dadka Soomaaliyeed Ku Dhacay.

10/10/2025

Galab Caafimaad Iyo Soomaaliya Oo Nabad Ah

10/10/2025

Dadka inta badan ma oga
In wax walba oo dhacaya loo qoray

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Mogadishu