Waafi Nutrition&Supplements

Waafi Nutrition&Supplements

Share

🌱 WAAFI Nutrition & Supplements
Caafimaadkaaga Mudnaanta Koowaad! πŸ’›
Forever Living Products + Baaritaan & Scan Casri ah 🩺
πŸ“ž +252613035292 / +252638888929

11/02/2026

WAAFI NUTRITION SUPPLEMENTS

🌿 Caafimaadkaaga Waa Mudnaanteena 🌿

Waxaan kuu haynaa adeeg caafimaad oo dhamaystiran,βœ”οΈ Baadhitaan caafimaadβœ”οΈ Scan casri ahβœ”οΈ Daawooyin tayo leh oo Forever Living Products ah.

πŸ“ Mogadishu, SomaliaπŸ“ž +252613035292

Nala soo xiriir maanta si aad u hesho daryeel caafimaad oo lagu kalsoonaan karo.

10/02/2026
10/02/2026

Isticmaalka joogtada ah wuxuu ka caawin karaa:
Nadiifinta ilkaha iyo ka saarista plaque-ga
Urka afka oo yaraada
Ciridka oo caafimaad yeesha
Ilkaha oo u muuqda nadiif iyo dhalaal leh
Afka oo dareema.

WAAFI Nutrition & Supplements 🌿
Caafimaad, Nafaqo & Qurux πŸ’ͺ
Forever Living Products 🌸
🩺 Baaritaan Caafimaad & Scan Casri ah
πŸ“ž Mog: +252613035292 | Hrg: +252638888929

09/02/2026

πŸ§’ Forever Kids waa kiniin macaan oo la nuugo, una fiican carruurta yar-yar si ay u helaan nafaqo buuxda iyo korriin caafimaad leh. Waa kuwan faa’iidooyinka ugu muhiimsan: 🍊 1. Vitamin C & A – Waxay xoojiyaan difaaca jirka caruurta, si aysan si fudud u xanuunsan. 🧠 2. Vitamin B Complex – Waxay ka caawisaa kobaca maskaxda iyo feejignaanta. πŸ’ͺ 3. Vitamin D – Waxay muhiim u tahay lafaha iyo ilkaha caruurta. 🌿 4. Waxay ka samaysan tahay miro dabiici ah – Orange, grapes & apple, oo si dabiici ah u nafaqo badan. 🍬 5. Dhadhan macaan oo ay carruurtu jecel yihiin – Waxey u cunaan sida nacnac caafimaad leh. 🌱 6. Ma laha wax kiimiko ama sonkor badan – Waana badbaado u ah carruurta yaryar.πŸ˜πŸ˜‹ Forever Kids waa doorasho wanaagsan si caruurtaadu u helaan korriin caafimaad leh iyo difaac xooggan πŸ’šπŸ‘Άβœ¨
🌱 WAAFI Nutrition & Supplements
Caafimaadkaaga Mudnaanta Koowaad! πŸ’›
Forever Living Products + Baaritaan & Scan Casri ah 🩺
πŸ“ž +252613035292 / +252638888929

26/01/2026

🟒 BUSHAARO QAALI AH 🟒
Baadhitaanno casri ah oo heer caalami ah πŸ§ͺ
πŸ‘‰ Lagu ogaanayo dhammaan xaaladda guud ee jirkaaga
πŸ‘‰ Lagu cabbirayo heerka vitamins-ka iyo macdanta jirka
πŸ‘‰ Lagu fahmayo halka jirku ka liito ama ka buuxo

⏳ Muddadu waa kooban tahay – ka faa’iidayso fursaddan dahabiga ah!

πŸ“ž Wixii macluumaad dheeraad ah:
061 446 2148

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Iskooska Shaqalaha Ama Hotel Tayo
Mogadishu
252