Warmoog Media

Warmoog Media

Share

Ku soo dhawoow Warmoog Media – Xudunta wararka iyo live-yada TikTok Soomaalida!

Stay updated with the latest stories and lives — Don’t forget to follow and like!

05/28/2026

Madaxwayne xasan sheikh haduu galmudug dagaal u rabo muqdisho nabad ahaan mayso garyaaqan oo afka furtay isagoo waxba u reeban xasan sheikh.

05/26/2026

Seynab jiiji oo sheegtay in gabadha TikTok rikaato lagu wada haysto iyagoo accounts yadooda TikTok laga haysto lana gumaysto.

05/24/2026

Daahir alasow oo kiis culus qabtay gabadh tiri anoo xanuusanaya oo uur le ayuu ninkaygii i furay

05/23/2026

Maama jawaahir oo hishiisiisay jabra iyo tamiim iyo fatuush maxaa ka jira in tamiim lacag xaal marin ah la diiyey run miya mise been.

05/23/2026

Dhamaystiran iyo ina goobe oo markale dagaal beerta ah isku balansaday iyo shidaawe oo yiri naagtayda hada disho anaa dagaalka soo galaya.

05/22/2026

Siciid serbia oo ka waramay mar ay dili gaadheen Afghanistani iyo pakistani iyo siduu uga badbaaday😳

05/21/2026

Luziina way tagaysaa putland cida u hanjabaysa aniga hay timaado jabra oo yiri luuzina anaa difacanaya isagoo waxba u reeban me abdi oo luuzina u dhaartay haday tagto putland

05/19/2026

Labo hablood oo live dhexdii dagaal isku balansaday iyo ninka dhamaystiran oo yiri naagtayda hada disho waa ku dilaya.

05/18/2026

Daahir alasow oo yiri dadka cabashada iyo gucashada badan aad ayaa u necbahay iyo cataabyada

05/16/2026

Istaahil Video-ga laga soo qarxiyey ma runba mise waa been sara iyo jabra ayaa falanqeyey qosol iyo qaraaxo.

05/15/2026

Qumaya oo joogta canada ayaa tiri kirada guriga ayaa iska bixin waayey ee halay caawiyo

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in New York?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

New York, NY