Walal___Qaanzo official
Ani maihi qof isla wayn mana kibir badni lkn kuma siinaayo wax kabadan qiimahaaga��
29/03/2023
29/03/2023
29/03/2023
Hadda ku Dadaalayso Malintada Inay Kuu Qurux Badnaato Habenki Xili H**e Seexo Good morning 🙏 🌄
waxaan ahay nin xaasoo
soo xoogso yidhiyoo
Xamar subax ka duuloo
xeebaha Jabuutiyo
u yar kacay xagaasoo
xiligii dambuu yimid
dabadeed la xidhayo
xubin uu qaloocshiyo
loo sheegin xarafoo
lagu tuuray xeradoo
adigaan xan iyo been
aan jeclayn xumaantee
???? xaqiiqiyo
bal xogtayda baadhoo
xeerka laygu qaadiyo
xukunkan saluuge
xabsigaan ku suganahay
xalaal iyo miduu yahay
xaran bal iga hubi
xabadkaagaa jiiftee
bal xaqayga soo baadh
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Website
Address
MK47

29/03/2023
21/02/2023