HassanAhmed19

HassanAhmed19

Share

Welcome

07/05/2021

π—•π—”π—‘π—œ π—”π—”π——π—”π— π—žπ—” π—Ÿπ—”π— π—” 𝗕𝗔π—₯𝗬𝗒

Hadii qof bani aadam ah uu kaa tago oo noloshaada ka baxo micnaheedu ma aha in aad qiimahaagi weydey isku day bal inaa taa fahantid, haduu qof doorto inuu noloshaadi faaruqiyo (ka baxo)πŸ€— micnaheedu ma ahan in aadan qiimo laheyn waxaad ogaataa maalin buu garan doonaa qimaha aad leedahay, maalin buu garan doonaa micnaha aad u laheyd, maalin buu garan doonaa qof nimadaada, kartinimadaada iyo shakhsiyadii aad laheyd, maalin buu qofkaasi kusoo xasuusan doonaa maalin aad tagtey oo aad fogaateyπŸ˜₯ oo meel lagaa helo dunidaba uusan garaneynin ayuu kusoo xasuusan doonaa, waligaa haku baryin qofna inuu noloshaada ku jiro, waligaa qof go'aan ku gaarey inuu kaa tago laguma daba dhagnaado sii daa' waddada ka horeyso haku socdo hawada uu kuu faaruqiyeyna ku raaxeysoπŸ˜“, bani aadamka markasta oo la baryaba way kasii daraan, markasta oo la baryaba qiimihii qiimo aan aheyn buu isa saaraa.

ππ€ππˆ π€π€πƒπ€πŒπŠπ€ π‹π€πŒπ€ ππ€π‘π˜πŽ

08/07/2020
Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Dubai?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Yare4975@gmail. Com
Dubai