Gurceel news
sports football joy joy
Asc scw scw scw
Qaqlayasha Facebook vs aamusiyaha dowladda
22/08/2024
Asc cayr mohamed habeen wanaagsan
03/07/2024
Cayr mohamed nin kee uga miisan ka culus masirka cayr loo dhiiba mahad salad abdi Shakur warsame cali yare adan koofi
01/05/2024
Ma ogtihiin in ku dhowaad 50K oo askari Xabashi ah ay ku suganyihiin Soomaaliya?.
Qormooyinka koo kooban ee aan ku muujinayno sida Xabashida Itoobiya ay u haysato dalkeena Soomaaliya ayaan diiradda saari doonaa maalmahan si shacabka Soomaaliyeed u ogaadaan in Xasan Gurguurte iyo Abiy ay heshiis ku yihiin gummeynta umadda Soomaaliyeed.
Wax ka ogoow degmooyinka iyo deegaannada ay ciidamada Xabashida Itoobiya uga suganyihiin gobolka Baay.
1-Baydhabo
2-Awdiinlle
3-Bardaale
4-Qansaxdheere
5-Diinsoore
6-Yurkud
7-Buurhakaba
✍️ Kulmiye kulbiyow
03/04/2024
Taliye mahad salad maxaad leedahiin somaliweyn galmudug ehel iyo qaraabo
Cayr kii la iga berow nabad ku afuro nabad ku seexda kuna saxurta
Golaha baarlamaanka calool-uustu, tiro ahaan waa 275 xildhibaan iyo 54 senatar. Guud ahaan waxay noqonayaan 329 isugu jira niman iyo naago. Mid walba oo kamid ah waa jaajuus u shaqeeya wadan ajanabi ah ama hay'ad sirdoon. Badankood waxay haystaan dhalashooyin iyo baasabooro wadamo kuffaar ah kuwaas oo ay u soo dhaarteen inay daacad u ahaan doonaan. Shaqadoodu waa inay sharciyada shaydaan ee ashahaado la dirirnimada ah iyo kuwa dalkaan gumaysiga lagu gelinayo saxiixaan. Hala yaabin hadii aad maalin aragto iyagoo ansixiyay sharci shaydaan oo ay ku sheegayaan in wax Soomaaliya la dhoho aysan jirin ee Kenya ama Itoobiya lagu daray, waxa loogu yeero beesha caalamkuna ay go'aankaas taageerto maadaama uu ka soo baxay baarlamaankii Soomaaliya. Waxaa laga yaabaa qaarkiin inaad hadalkaygaas iyo sida uu macquul ku noqon karo aad la yaabantihiin, balse xaqiiqadu waxay tahay in xilli ay sidaasi dhacdo uusan dheereeyn, waxa kaliya ee laga cabsanayana waa dhalinyarada Shabaabka ah ee dagaalamaysa. Waxaan rajaynayaa in qofkii damiir leh uu hadalkaas igu raacsanyahay, doqonna anigaanba warkiisa ku jirin. Guulaysta saaxiibayaal.parlamaanka waa duli heshiis walaba iska sixiixa waana niman kayimid American yurub Canada Australia dadka soomaaliyeed wadanka nimaan ha iska dhacshaan waa kuwa wadanka lagu qabsaa gummeeysi lagu galindoona maalin kale kashalaay doontaan hadaad hada iska qaban
Ariga buuraha ku nool samadaa loo dafay
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the business
Telephone
Website
Address
Chittagong Division
