ABDI FITAH SAED
BOORTE 16. .بورت ١٦
DEG.Iraan caawa waxay Israa’11L ku garaacaysaa gantaalo cusub oo la yiraahdo, Khorramshahr. Masaafada uu gaari karo waa kun ilaa labo kun oo kilomitir, cabirka dhererkiisu waa 13 mitir. Waxaa la sameeyey sanadkii 2017-kii
: Xafiiska Netanyahu: Laga soo bilaabo Jimcihii, Iiraan waxay soo tuurtay in ka badan 400 gantaal iyo boqolaal diyaarado aan duuliyaha lahayn (drones) oo ku wajahan Israa’iil.
Weeraradani waxay haleeleen ku dhawaad 40 goobood oo dalka ah. waxana ku dhintay 24 qof waxaana ku dhaawacmay in ka badan 800 qof.
DEG DEG: Ciidamada Israiil afhayeenka u hadla ayaa sheegay in Iran wali ay leedahay awood buuxda oo wax badan aysan isbedelin.
Waxaa hadalkaas lagusoo qoray barta IDF.
Haga clic aquí para reclamar su Entrada Patrocinada.
Teléfono
Página web
Dirección
Cfitaaxsaciid0@gmail. Com
Madrid
824
Horario de Apertura
| 09:00 - 17:00 |
