Ahmett Jama

Ahmett Jama

Compartir

Ku soo dhawoow dagalkayga Facebook

Photos from Ahmett Jama's post 07/03/2025

SAWIRRO - Ciidanka Difaaca Puntland ayaa maanta hawl-gallo sahan ah ka samaysay inta udhaxaysa togga Curaar, Sheebaab iyo Miiraale.

Ciidammada Difaaca Puntland ee ku hawlan soo afjaridda kooxaha khawaariijta Daacish ayaa sahannadan intay samaynayeen waxay ku gaareen godad ay ku dhuumaalaysan jireen kooxaha naflacaariga ah kuwaa oo isaga cararay kahor inta aysan ciidamadu soogaarin.

Goobaha ciidanku ay baarista ka sameeyeen ayaa loogu tagay baagag biyo ugu jireen waxyaabaha ay qaraxyada ka sameeyaan iyo raadad kale, sidookale waxay ciidanku gaareen meelo ay kooxahani tababarka ku qaadan jireen.

Midkamida godadka ay kooxahani kaga dhuumaalaysan jireen oo miraale duleedkiisa ah ayaa sidookale laga helay agab ciidan oo muhiim ah isla markaasna kooxahani ka carareen.

Dhacdooyinka cajiibka ah waxaa kamida in kooxaha khawaariijtu ay dhulka hoostiisa ku aasteen agabyo muhiim ahaa kuwaa oo ciidanku dhammaantood gacanta kudhigeen.

Photos from Ahmett Jama's post 07/03/2025

Ciidamada Difaacada Dowlada Puntland Calmiskaad

¿Quieres que tu empresa sea el Salón De Belleza mas cotizado en Madrid?
Haga clic aquí para reclamar su Entrada Patrocinada.

Categoría

Página web

Dirección


Madrid Town
Madrid
70001