Ahlu_xikmah
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ahlu_xikmah, Health/Beauty, Maxamad, Arba Minch'.
28/01/2026
08/01/2026
Madaxwayne cirro waxaan ugu baaqayaa sheikh maxamed wali inuu soo daayo because sheikhu tafsiir iyo cashirro ayuu noo aqrinayay marka si dag dag ah ha soo fasaxo sheikhayaga dabcan sheikh maxamed wali k**a soo horjeedin aqoonsiga iyo ictiraafka ay heshay somaliland 💚🤍❤️ balse wuxuu sharxay dhibaatada yuhuudu ay gaysan karaan iyo in aqoonsiga ay nasiinayan daacad ka tahay iyo in kale sida saxda ah sheikhu wuxuu ku dhawaaqayaya قال اللهُ وقال الرسول Hadii uu wuxuu shaagayo khalad yahay umada u sheega oo u cadeeya waa hadaad diinta islaamka wax ka taqanaan hadii kale sheikha sii daaya idinku waxba na bari maysaane war ileen balo 😡😠 Zayni nuur raasi ree comment siday idin la tahay? 🖐
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Maxamad
Arba Minch'
