Qamar Beauty Shop Online
Qamar Beauty Shop Online – Waxaan bixinnaa cosmetics, skincare, perfumes iyo alaabo qurux oo tayo sare leh. Dalab iyo gaarsiin Finland oo dhan. ✨
🌙 Jimco Mubaarak 🤍
Akhri ducadan 3 jeer subaxdii iyo 3 jeer fiidkii. Ilaahay ha inaga ilaaliyo dhib kasta. Aamiin. 🤲
🌿 Jannadu waa abaal-marinta kuwa samra.
📖 Suurat Al-Insaan (76:20–22)
🤲 Alle ha innaga yeelo ehelka Jannatul Firdows. Aamiin.
❤️ 🤲 Fadlan Like, Share oo Follow samee si kheyrku u faafo. Jazaakumullaahu Khayran.
🌿 Ducada Ilaalinta 🌿
أعوذ بكلمات الله التامة من كل شيطان وهامة، ومن كل عين لامة
Acuudhu bikalimaatillaahit-taammaati min kulli shaydaanin wa haammatin, wa min kulli caynin laammah.
Mahad oo Dhan Eebbe Ayaa Leh
* 🌹 Qalbiga Mahadnaqa Wuxuu Helaa Farxad
* 🤍 Alhamdulillah For Everything
* 🌺 Nimcooyinka Alle Lama Soo Koobi Karo
* 💫 Mahadnaq Waa Furaha Barakada
* 🌷 Qofka Mahadnaqa Badan, Nimco Badan Buuhelaa🌹
✨ Ku soo dhowaada Qamar Beauty Shop Online ✨
Waxaan bixinnaa cosmetics, skincare, perfumes iyo alaabo qurux oo tayo sare leh.
📦 Gaarsiin Finland oo dhan
📩 Nala soo xiriir Messenger ama WhatsApp si aad u dalbato.
📞 +358 46 886 4703
💄 Perfumes | Skincare | Cosmetics | Beauty Products ✨
❤️
Klikkaa tästä saadaaksesi sponsoroidun listauksen.
Kategoria
Osoite
Pihlajamäen
Helsinki
00710
