Budget star

Budget star

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Budget star, Health/Beauty, London.

10/10/2022

Inaad noqoto mid ku fiican Lacagta wax shaqo eey ku leedayhay xariifnimadaada iyo caqli badnidada ma’ahan ee Waa mid ku xiran habdhaqankaaga. Xitaa dadka caqliga badan oo Alle hibada dheeriga uu siiyey een ka adkeen dareen gudoodkooda dhaqaalaha weey ku fashilmaan . Kasoo horjeedkeedana run buu noqon karaa: oo dad caadiya oo hibo sare lahayn balse leh xirfad naf gudeed ka adkaadsho ayaa qani noqonkara

Quraankeena wax badan ayuu kahadlaa naf ka adkaasashada. Wuxuu is barbar dhigaa kuwii hawadooda raacay ineey cadaab galeen kasoo horjeedkoodiina aay jano galeen.

Waxaan insh-Allah idinla wadaagi doono qoraalo iyo vidyoodyo ku saabsan mowduucan

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in London?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address


London
NW3