Horn of Africa TV
News, Sports and Pressing issues in the region. Wararka Khuseeya Geeska Africa.
"SOOMAALI BAAN AHAY" - Gabayga ugu caansan suugaanta AUH Abwaan Jaamac Kadiye oo maanta Ciidamada Somaliland ku dileen Laascaanood.
Qaraxa shanqaraaya hasheegin miyaa ?
dhallinta shahiiday hasheegin miyaa ?
shaxdaan isku aadan hasheegin miyaa ?
shilinka qaadoo hasheegin miyaa ?
wariye shib dhohoo Ha shaacin miyaa ?
tacsida sharcigaa ha sheegin miyaa ?
Shabaabka iyo kuwaan shuraako miyaa ?
Shirqool badanaa shisheeye miyaa ?
sharaab iyo sida inuu shaahyahay
shacabka dhiiggiisu ma sheey la cabaa ?
Hubka culus ayaa laysu adeegsaday galabta Laascaanood, PM kan ayaa waxaa isticmalya Ciidamada Deegaanka.
Wali Majiraan faahfaahin dheeraad ah khasaaraha labada dhinac.
26/07/2023
Waxaa goor dhawayd soo dhamaaday dhaarinta xubnaha 45 xubnood oo la wareegay hogaaminta maamulka khaatumo ssc waxayna bedeli doonaa 33 xubnood ee Hawsha sii hayey in mudo ah.
Guddiga 45 Xubnood ayaana lagu wadaa inay iska dhexdoortaan hogaanka cusubka ee maamulkaasi khaatumo hogaamin doona 2 sano ee soo socda.
Xildhibaan Axmed Kooshin " Anigu waxaan qabaa hindise sharciyeed kani hada in waqti lagu lumiyo in uusan u qalmin".
Waad Ogtihiin in Nafta Madaxweynaha hada jooga ay khatar u gashay isagoo diidan muddo kororsi.
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur
Dastuurku waa ka guda waynyahay wax Dangaara laga dhex arko ee yaan la degdegin.
Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa.
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo Soo dhoweeyey mooshinka wax kabedelka Dastuurka iyo Mudo u kordhinta Madaxwaynaha.
Madaxweynaha maamulka Puntland S Dani ayaa ka hadlay warmurtiyeedkii kasoo baxay GWQ dhowaan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Website
Address
London

02/06/2023