Qalbi dhayee143

Qalbi dhayee143

Share

carab

15/03/2026

DEG-DEG “Tallaabada Wasiirka Caafimaadku Ku Qaaday Jaamacadda Caafimaadka Burco Waa Gardarro Aan Qiil Lahayn” – Siyaasi Cabdikariin Xiniif

Siyaasi Cabdikariin Xiniif ayaa ka hadlay muranka ka taagan Jaamacadda Caafimaadka Burco, isaga oo sheegay in baadhitaan uu sameeyey kadib uu ku Ogaaday in tallaabada uu qaaday Wasiirka Caafimaadku ay tahay mid gardarro ah oo aan lahayn qiil sharci ah.

Xiniif wuxuu sheegay in intii ay socotay doodda ku saabsan arrinta Jaamacadda Caafimaadka Burco uu Marku aad baadhay, uu ogaaday in faragelinta wasaaraddu aanay ku dhisnayn nidaamka tacliinta sare ee dalka.

Wuxuu is weydiiyey in dalka ay ka jirto jaamacad kale oo maamulkeeda wasiir si toos ah u magacaabay, isaga oo tilmaamay in jaamacaduhu caadiyan leeyihiin Board ama gole maamul oo doorta maamulka jaamacadda.

Sidoo kale wuxuu sheegay in Jaamacadda Caafimaadka Burco ay si cad uga tirsan tahay nidaamka tacliinta sare, isla markaana aanay hoos iman Wasaaradda Caafimaadka, taas oo uu ku tilmaamay arrin faragelin ah iyo Gardarro ah Oo Uu sameyay Wasiirku

Qoraal u qoray Siyaasi Cabdikariin Xiniif Ayuu Siddan Ku Yidhi :

Arrinta Jaamacadda Burco ee hadalku ka taagan yahay, muddadii hadalku ka jireyba waan baadhayey, waxaana ii soo baxday in tallaabada wasiirku qaaday ay tahay gardarro aanu wax qiil ah u haysan.

Ma ka jirtaa dalkaba jaamacad kale oo maamulkeeda wasiir magacaabay?

Jaamacaduhu waxay leeyihiin Board maamulkiisa doorta, tani maxay kaga duwan tahay?

Jaamacaddu way caddahay inay hoos tagto tacliinta sare, meelna k**a soo gasho Wasaaradda Caafimaadka.

Miyay jirtaa kab ay dawladdu siiso oo Wasaaradda Caafimaadka loo soo mariyaa?

Wasiirku jaamacadda Adna iyana dee maamul ha u magacaabo.

— Siyaasi Cabdikariin Xiniif

27/02/2026

Madaxweyne Dani,ayaa sheegay in qof walba oo Soomaaliyeed in ay u istaagaan in gacanta la qabto Madaxweyne Xassan Sheekh.

Waxa uu sheegay in aysan jri karin cid xoog ku joogi karto kursi.

27/02/2026

"Dowladda somaliya ayaa Sheegtay Awooda ee dowlada Turkey ay somaliya keentay iney Ciidanka xoogga dalka somaliya ku guuleysteen iney cagta mariyaan Difaacyadii ugu waa weynaa AS ku lahaayeen gobalada dalka Shabeelada dhexe iyo Shabeelada Hoose.

Wasiirka warfaafinta Somalia ayaa sheegay in Turkey garab istaag dhanka malatariga ka heshay Ciidanka Somaliya lagu qalabeeyey agabkii malatari ugu dambeeyey ee dowlada la siiyo.

Turkey ayaa dhawaan Dekada muqdisho ka soo dajiyey Agab malatari oo dhameystirin taagiyo gawaarida gaashaaman qalab casri oo looga tala galay Ciidanka Somaliya.

sidee uaragtaa?

#

Photos from Qalbi dhayee143's post 27/02/2026
Dal-mideeye oo ku caweenaaya laaska 13/04/2025

Halaka kala soco xogaha qarsoon

Dal-mideeye oo ku caweenaaya laaska

12/04/2025

Sida RW XAMSE LOGA SO DHOWEYAY MAGALADA LASCANOOD

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in London?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


192. 30. 1. 10. 1
London