Xoogaga ahlusuna waljamaaca

Xoogaga ahlusuna waljamaaca

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xoogaga ahlusuna waljamaaca, Health/Beauty, xoogaga ahlusuna waljamaaca, Dhubri.

11/05/2022

Halgankeena Uma jooji doono dad calooshi ushaqeeyste ah waana utaaganahay inaan udhimano dalkeena iyo diinteena kana xoreyno alqaacidada alshabaab iyo wicii shaatikaas wataba meel kastoo alsuna waljamaaca eey joogtana gacha ayey isheeysataa waan xoreey doonaa shacabka dhibaateysan
اللهم بلغنا في الطوسمريب

Photos from Xoogaga ahlusuna waljamaaca's post 10/01/2022

Dhamaantood Allah haunxariisto
Waa qaar kamid ah saraakiishii ahlusuna waljamaaca ee kamid ahaa kuwii kubiiray dowlada kuwaas oo sida muuuqata Hal Hal loo beegsaday run ahaanii waaa Ayaan daro in faraha laga laabto dilalka qorsheysan ee lagu beegsanaayo saraakiisha ahlusuna ayadoo ladoonaayo in lagu cirib tiro kuwa kale ee hada nool
Saraakiishii iyo ciidamadii kubiiray dowlada waxeyb noqdeen qaar lalaayay iyo qaar laga badalay meelihii ey kashaqeyn jireen iyadoo larabo in lagu kala furfuro ahlusuna waljamaaca si Loowaayo nabadii iyo ciidamadii lagu kalsoonaa ee ahlusuna sidaas darted waxaan kadhaxalnay nabad LA.aan alshabaabkii oo gobolada dhexe oo Dhan qabsan Raba hadaba ahlusuna meel walba eey joogto waa ineey isku tashataa iskana kor qaadaa cadowga lashabaab iyo kuwa shaatigooda wataba insha Allah shacabka gobolada dhexena waxaa looga baahanyahay ineey garab istaagaan ciidamada ahlusuna

Lake saaro si aad ula socoto wararka danbe
Xogaga ahlusuna waljamaaca

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Dhubri?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Xoogaga Ahlusuna Waljamaaca
Dhubri
A6378803