Hargaysaawi

Hargaysaawi

Condividi

Informazioni di contatto, mappa e indicazioni stradali, modulo di contatto, orari di apertura, servizi, valutazioni, foto, video e annunci di Hargaysaawi, Salute/bellezza, Bilebulbula, Rome.

02/12/2024

Waxa leeyaya Shacabka Hoos taga Dagamad xarshin ee Gobalka Fafaan
inay Mamulka iyo Madaxda Dagmaduba Ay
Yihiin Daba dhilifyo Aan waxab kusoo Kordhin Dagmada waxay Ka dhimaan mooye
Wax Leeyaya
Mamulka Qalad Fahamay Xilka Ay umad Uhayaan
Maha sidaa aan Idinka helo waxay Shaqdu Ahayd 👋

29/07/2024

Tafararuq iyo Talo xumo
Intaad isku Tur Turtaan
Takulan cid kale aad ka Tabaysan
Ma Talabsanysan ee Talkayow
Tashad idinka Tacab reebi kare

Tuug iyo ma Tukade hadad garab siiso
Hadii aad Tunkagag kala Tag ku qaado
Waa Tu subaxanala ee
Tolkayoow Tashada idinka Tacab Reebi kare

Gaalad Toban ee Badh Tuugsanyso
Tiyatarkiyo joogta filoyinka Tog dheer
Ayaa Togasho kugu wadoo
Tagoogah ku jara ee ...
Tashada Tolkyow idinka tacab reebi kare

Tu aan lahay Qalayliyo
Tilaamo lagu wiiqmo
Tanasulku ku banyoo
Tasbiix lagu jiibasho
Tol jacayl aan lahayn
Tawxiidka la wada Tiirsho
Ayaa Tamar ku leedinee
Tashada Tolkayow idinkaa Tacab reebi kare

🟢⚪️🔴

Vuoi che la tua azienda sia il Salone Di Bellezza più quotato a Rome?
Clicca qui per richiedere la tua inserzione sponsorizzata.

Digitare

Telefono

Sito Web

Indirizzo


Bilebulbula
Rome
02