Professor updynasir siyat ali

Professor updynasir siyat ali

Share

Hadii aqlaaqdadu kor kuu qaadi weydo nasabkaagu kor kuu qaadi Mayo hadii ficiladaadu ku qurxin waayaanna dharkaagu kuma qurxinayan��

03/09/2025

Subax ayay cadceeddu soo bixi doonta adiga oo maqan:

Maalin maalmaha ka mid ah, cadceeddu waxa ay soo bixi doontaa adiga oo adduunkan ka maqan. Magacaagii waxa uu isku baddali doonaa marxuumkii. Muddo kooban ayaa aad qalbiyada dadka kaga bixi doontaa, kuwii ku jeclaana xasuustaada ayaa ay guryaha dhigan doonaan si ayna kuu illaawin. Waxaa tagi doona wax walba oo aad lahayd, adduunkan inta ad kor joogtay wixii aad ku daashayna si fudud ayaa ay dadka kale kula wareegi doonaan, adigana hal shay oo keli ah ayaa ku raaci doona, shaygaas oo ah camalkaagii. Lacagtii aad daba cararaysay, magicii aad raadinaysay, noloshii aad dhisaysay, waxa aad kaga dhaqaaqi doontaa meel cidlo ah.

Waxa khasaaray midka adduunkan uu ka mashquuliyo gurigiisii dhabta ahaa, waxa khasaaray midka aan sii qaadannin sahay uu ku maro jidka dheer ee sugaya, waxa khasaaray mid ka beenta ku illaawa runta. Adduunkan marti ayaa aad ku tahay, gurigaagii dhabta ahaa ma ahan. Waa aad ogtahay meesha uu gurigaagu jiro, waa aad ogtahay meesha aad u socoto. Adiga oo waxaas oo dhan og maxaa aad ugu mashquulsantahay adduun aan waxba kuu taraynin,maxaa aad u illawsantahay gurigaagii dhabta ahaa.
Wakhtigii doono ha lagu siiyo, maalin ayaa uu kaa dhammaan doonaa wakhtigaasi. Inta aad doontid kor jog adduunkaan, maalin ayaad ka tagi doontaa waliba mid aan soo noqod lahayn.

Subaxwalba cadceeddu waxa ay soo baxdaa adiga oo neefsanaya, waxa ayna dhacdaa adiga oo wali neefsanaya. Laakiin ka warran maalinta ay cadceedu soo baxayso adiga oo qabri ku jira? Maalinta ay cadceeddu dhacayso adiga oo ciida ka hooseeya? Maalin walba waxa aad nadiifisaa jidhkaaga, laakiin ka warran maalinta ay dadkale nadiifinayaan jidhkaaga adiga oo aan awood lahayn. Maanta dadka dhexdooda waa aad ku sharfantahay, waa ayna ku soo dhawaysanayaan, laakiin ka warran maalinta lagu fogaynayo si qadhmuunkaaga loo fogeeyo. Maanta haddii ay tahay maalintii kuugu danbaysay nolosha, maanta haddii ay tahay maalintii aad ILAAHAY la kulmi lahayd....

29/05/2025

Kismayo kafiso 🇸🇴 🇸🇴

24/12/2024

MEN AGE LIKE FINE WINE.

Ladies and Gentlemen, Listen up!

If you are a SINGLE Woman, and you get a Man who is ready to settle down with you, stick with that Man. Don’t be rude and disrespectful.

Be submissive and plug yourself into his purpose.

Age doesn’t favour Women, but Men. We all know this FACT.

You will hit 35+ very soon with no one to protect and provide for you.

The world is rough for Women above 35 Years.

It won’t pamper you the way it did in your 20s.

This is the brutal truth.

A 20-year-old woman is 10 times more valuable in the dating market than a 20-year-old man.

Why?

Because at that age, Women are in their prime. Their youth, beauty, and perceived fertility make them highly sought after, especially in a world where these traits are culturally and biologically prioritized in romantic relationships.

On the flip side, a 20-year-old man is often seen as a work in progress.

At that stage in life, men are typically just starting to figure things out—finishing school, building careers, and finding their footing.

They don’t yet possess the power, resources, or influence that make them attractive in the eyes of most women.

Society doesn’t place as much immediate value on a young man’s potential, it values results, and at 20, most men are still far from achieving their peak.

Let’s flip the coin.

At 35+, the game changes entirely.

A man at 35 who has spent the last two decades building himself—his wealth, reputation, and character—is 10 times more valuable in the dating market than a 35-year-old woman.

At this stage, men hold the power cards, they’ve likely achieved financial stability, amassed influence, and developed the confidence and maturity that women find irresistible.

A high-value man in his 40s has options.

Contrast that with a 35+-year-old woman.

Harsh as it may sound, society is far less forgiving when it comes to aging women.

The dating market places less value on the qualities that women are often judged by in their

23/12/2024

MY ADVICE TO YOUTHS

1. Your control of your sexual urges will be the reason you are either successful or a failure.

2. P**n and ma********on is the greatest killer of success. It stunt and destroy your brain.

3. Avoid drinking alcohol like a camel drinking water. Nothing worse than losing your senses and acting a fool.

4. Keep your standards high and don't settle for something because it's available.

5. If you find someone smarter than you, work with them, don't compete.

6. No one is coming to save your problems. Your life's 100% is your responsibility.

7. You shouldn't take advice from people who are not where you want to be in life.

8. Find new ways to make money. Make money and ignore the jokers who mocks and make fun of you.

9. You don't need 100 self-help books, all you need is action and self discipline. Be disciplined!

10. Avoid drugs. Avoid w**d.

11. Learn skills on YouTube not wasting your time consuming sh*tty content on Netflix.

12. No one cares about you. So stop being shy, go out and create your chances.

13. Comfort is the worst addiction and cheap ticket to depression.

14. Prioritize your family. Defend them even if they stink, even if they are idiots. Cover their nakedness.

15. Find new opportunities and learn from people ahead of you.

16. Trust no one. Not a single person no matter how tempted. Believe in yourself.

17. Don't wait for miracles make them happen. Yes you can't always do it alone but don't listen to the opinion of people.

18. Hardwork and determination can make you achieve anything.
Humbling yourself only takes you higher.

19. Stop waiting to discover yourself. Create YOU instead.

20. The world won't slow down for you.

21. No one owes you anything.

22. Life is a single-player game. You’re born alone. You’re going to die alone. All of your interpretations are alone. You’re gone in three generations and nobody cares. Before you showed up, nobody cared. It’s all single-player.
Follow me for more updates.

23/12/2024
18/11/2024

Can this work here in Africa, to be precise,somalia🇸🇴🙄🤔

30/08/2023

Inta u dhexaysa bilawga maalinteenna iyo dhammaadkeeda in
badan ayaynnu la hadalnaa nafteenna, laakiin sidee ayaynnu
ula hadalnaa? Ma ula dhaqannaa nafteenna si debecsanaan
iyo wanaag ku jiro sida aynu ula dhaqanno saaxiibadeen, mise
waxa aynu ula dhaqannaa si qallafsan oo canaan leh sida ay
tahay cadaw daran ama qof danbiile ah oo u sabab ah
dhammaan xaaladaha aynu ku sugannahay?!
Halkan ayay ka timi fikradda buuggani, si uu "Naftaydaay
Gacalo" u noqdo buug u dhexeeya qofka iyo naftiisa,
gudahiisana waxa ku duugan farriimo iyo hadallo badan oo uu
qofku kula hadi karo naftiisa, islamarkaana uu ugala
sheekaysan karo mawduucyo kala duwan, isaga oo [buuggani]
soo gudbinaya habab togan oo ay tahay in nafta loola hadlo si
kor loogu qaado niyaddeeda iyo adkaysigeeda, islamarkaana
qofku uu ugu baraarugo khaladaadka ay naftiisu ku dhacayso.
Haa, "Naftaydaay Gacalo" waa buug akhristaha ku hagaya in
uu naftiisa ula hadlo si debecsanaan iyo run ku dhisan, mana
aha uun buug tudhaale ah oo nafta sax iyo khaladba la safan,
ee sidoo kale waa mid ka caawinaya qofka sidii uu u noolaan
lahaa nolol habboon oo macno leh.

30/08/2023

Buugta naf-la-hadalka ah aad ayay inoogu yar yihiin soomaali ahaan
(ama ma jiraanba), ha ahaato kuwo aynu qornay ama kuwo aynu
luuqado kale ka soo turjunnayba e. Dhab ahaanna waa kaalin
bannaan, waayo buugta mawduucyadaas ka hadlaa waa kuwo ina bari
kara sida habboon ee aynu nafteenna ula sheekaysan karno, sida aynu
u dhiirrigelin karno, sida aynu ugu tilmaami karno khaladaadkeeda
innaga oo aan xaganaynin, iyo sida aynu xasillooni u abuuran lahayn
nafteennana heshiis ula noqon lahayn. Buuggan Dear Me, Afsoomaali
ahaanna aannu u bixinnay "Naftaydaay Gacalo", waa buug buuxin kara
kaalintaas; waa buug fudud, nafta ula hadlaya una hagaya sida ugu
debecsan; waa buug macaan oo aanad ku caajisaynin; aadna u
kooban. Waa buug qofka raba akhriska inuu hadda bilaabo barbilaw u
noqon kara, qofka akhriska ka caajisayna ku soo celin kara, akhristaha
sida joogtada ah wax u akhriyaana uu kaga nasan karo mawduucyada
culus ee fekerka iyo rogrosista u baahan, waana buug aad hal fadhi ku
dhamayn karto. Si kasta oo uu buug fudud oo sahlan u yahay, haddana
waa buug qofka si mug leh u dhuuxaa uu kala bixi karo casharro
nololeed, casharro aad u badan. Waa buug ku xasuusinaya
mustaqbalka quruxda badan ee ku sugaya, haddana kugu boorrinaya
inaanad ka mashquulin nimcooyinka aad hadda haysato ee hortaada
ka muuqda, iyo sida ay tahay inaad maalinkasta ugu noolaato sida ugu
quruxda badan. Waa buug qalbiga taabanaya, la sheekaysanaya, dibna
idiin wada fadhiisin doona naftaadi aad kala baaddeen, ee ay idin kala
mashquuliyeen waayaha adduun iyo isgaadhsiintan casriga ahi! Ugu
danbayn, waa buug aan ka helay, naftayda la jeclaaday, sidaas darteed
ayaan u soo turjumay oo aan idinkana idiin la jeclaaday. Ku raaxaysta
akhrsikiisa.

03/08/2023

waxey tiri muruq baa ibadey cml oo iga rabey tartanka lkn sanadka dhanbe guul baan uso hoyinaa cml qarankayga Somalia 🇸🇴

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Kilimani?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Kilimani