Xubi nura
Alxamdulilaha
Hadii aan ka sheekeyna lahaa dhacdooyinka noalshaydii ❤️😔waxa la iga qori lahaa✍kun buug 📚 oo baalkastaahi oohin ku bilaawdo😢😘
﴿تَتَجافى جُنوبُهُم عَنِ المَضاجِعِ يَدعونَ رَبَّهُم خَوفًا وَطَمَعًا...﴾ [السجدة: ١٦]
“Dhinacyadooda ayaa jiifka ka dheeraanaya, rabbigood bay tuugayaan, ayaga oo cadaabkiisa ka cabsanaya, naxariistiisana jeeqaaqaya... ”
Haddii labadaas dareen (cabsida iyo rejadu) dhexdeenna ku dirirayaan uma baahnaanneen Alarm Salaatulleyl noo kiciya, ayaga ayaa gogosha naga soo cayrin lahaa.
Sida muuqata annaga labadii dareen laftoodii baa hurdaya oo Alarm kiciya u baahan!
Allow na hanuuni🤲
Adun waxaan jogna saqirka ciroole cml u dhaqmayo ciroolahina caruur o kle 👌😂
Ilaahey Ma Eegi Doona Quruxdiina Maalkiina Intaba Wuxuu Eegi Doonaa Qalbiyadiina Ee Hagaajiyo Qalbiyadiina Ee Diinta Ku Qurxiya Qalbiyadiina Walaaalayaal.
❤️🌹🍀
Noqo Sida Roobka Oo Kale 💧
Kaasi Oo Hadii Uu Soo Socdo Dadku
Ku Bishaareystaan Hadii Uu Yimaadana Lagu Nacfiyo Hadii Uu Tagana Raad Fiican Kutaga Hadii Lawayana Lugu Duceysto Inuu Yimaado ❤️🥀
Dadka waxa ugu been badan; kuwa ugu faanka badan
Ma jecli aargoosiga,mana jecli inaan waqtiga iskaga lumiyo daba orodka Ey i qaniinay si aan u qaniino
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Faya
Mombasa
