Wadajir team
waxaan gadnaa daawoyinka dabiici ah aan laheyn wax yeeleyn ilahey cafimaad kusiyey dad badan dafaha dunida soo dhawaada gacmo furan ku soo dhawaada
you can get your items quickly
01/10/2023
LABO ROOSE AR SEE AHAAN CAAWA LIVERPOOL bal ka waran hadey sidii kusii badiyaan walee Spurs walaayad saas lama saarankaro
21/09/2023
Walaashey Ama Walaalkey Ma Ogtahay in ay Waajib kugu Tahay Haddii Lagu Weeydiiyo Todobadan Su`aalood inaad Kaga Jawaabi Karto Si Cilmiyeeysan.?
Hadaba Waa Kuwee Su`aalaha Todobada ah Ee La Sheegayo.?
Q: 1 " Su`aasha Kowaad : Waa Maxay Acraaf.?
Ans: 1: Acraaf Waa Goob U dhaxeeyso Naarta iyo Janada Waxaa Lagu magacaabaa " Al-Acraaf"
Waa darbi Aad U Weeyn joog dheer leh
Asxaabta dushiisa Saaran ay Ka daawanayaan Ehlu-janaha iyo Nimcooyiinka ay dhax dabaalanayaan iyo Kuwa Ehlu-Naarka iyo Cuquubada Haysata
Jamaacadaas Ugu dambeeyn Rabbigood ayaa U Ogolaanayo in ay jannada Ku galaan Naxariistiisa
Culumada islaamka Waa ay isku khilaafeen Qoloda Meesha saaran yeey yihiin Lkn Sida Raajaxa ah Waa Qoom isla ekaadeen Xumaantoodii iyo Samantoodii .
Q: 2 " Su`aasha Labaad: Halkee Kaa jirtaa jannada.?
Ans: 2" Jannadu Waxeey Ku taallaa Todoba Samo Ka kore Marka Uu Allah Duubayo Samooyiinka iyo dhulalka todobada ah Sida Warqado camal Jannada ayada Waa Hareysaa
Ma Ku jirto Waxa La laabayo Mana dhamaaneyso mana Zuuleyso Saqafkeeda Korane Waa Carshiga Raxmaanka jalla wacala
Q: 3" Su`aasha Sadaxaad: Halkee Naarta Kaa Jirtaa.?
Ans: 3" Naartu Waxeey Ku taalla goob Ka hooseyso todobada Dhul Waxaa Lagu Magacaabaa goobtaas ، سجين"Sijiin
Allah Waxaa Uu Nooga Waramay in Uu abuuray todobo samo iyo todobo dhulal Oo la mid ah
{ اللَّهُ الَّذِي خَلَقَ سَبْعَ سَمَاوَاتٍ وَمِنَ الْأَرْضِ مِثْلَهُنَّ }:
Sijiin " : Waa Meesha dhulalka Ugu hooseyso ayeey Ka sii hooseysaa.
Xadiithkan ayaa Daliil U ah Oo Laga Wariyay Ibnu Mascuud Allah Ka ralli Noqdo
عن ابن مسعود قال : " الْجَنَّةُ فِي السَّمَاء
السَّابِعَةِ الْعُلْيَا، وَالنَّارُ فِي الْأَرْضِ السَّابِعَةِ السُّفْلَى"
"Ka dib Waxaa Uu aqriyay Aayadaan
" إِنَّ كِتَابَ الْأَبْرَارِ لَفِي عِلِّيِّينَ) المطففين" ، إِنَّ كِتَابَ الْفُجَّارِ لَفِي سِجِّينٍ" المطففين"
Q: 4 " Su'aasha Afaraad: Qiyaasta Halka Maalin Ee Qiyaame immisa ayeey La Egtahay.?
Ans: 4" Qiyaasta Halkii Maalin Ee Qiyaamaha Waxeey la egtahay 50.000 Sanadod Allah Mar Uu Ka Waramayay Waxaa Uu yiri" قال تعالى : { تَعْرُجُ الْمَلَائِكَةُ وَالرُّوحُ إِلَيْهِ فِي يَوْمٍ كَانَ مِقْدَارُهُ خَمْسِينَ أَلْفَ سَنَةٍ } .
Abdullahi ,Ibnu Cabaas: Allah Ka ralli Noqdee Waxaa laga Wariyay in Uu yiri " Maalinta Qiyaame Waxaa La istagayaa Konton Gobood Halkii Goobne Waxaa la taagnanaa Konton Kun Oo sanadod " .Cajiib !!
Q: 5" Su'aasha Shanaad: Maxaa Laga Wadaa Sidratul-muntahaa .?
Ans: 5 " Sidratul-Muntahaa Waa Geed Aad u Weyn Oo Caleemankiisa iyo Xididisa Ku yaalllaan Samada todobaad Caleemankeeda Waa Sida dhagaha Xayawanka Marodiga
Goob dhinaceeda ah ayuu Rasuulka csw Waxa Uu Ku arkay Sayid jabriil Suuradisa Xaqiiqda aheeyd Markii labaad Markii Kowaad Waxeey aheyd Magaalada Mar Uu Ku Arkay makka-Almukarama Buurta" ajyaad, dhinaceeda
Q: 6" Su'aasha Lixaad : Maxeey yihiin gabdhaha Ku dhex Nool janada Ee lagu magacaabo" Xuurul-Ciin".?
Ans: 6" Waa Xaasaska Ragga Mu'mininta ah Marka ay janada galaan Jinni iyo insi toona Korkooda ma taaban , Malaa'igne ma ahan
Allaah ayaa Jannada Ku dhex Abuuray Mid gabdhahaas ka mid ah Haddii ay Aduunka soo Eegto Qorraxda iftiinkeda ayada ayaa qarin laheed.
Q: 7" Su'aasha Todobaad: Waa Kuma Wiilasha jannada lagu waariyay.?
Ans: 7 " Waa Wiilal dhalanyar Oo adeegayaal U ah Ehlu-janaha insi iyo jinni Midna Ma ahan Xitaa malaa'ig ma ahan Alla ayaa Abuuray siduu abuuray Oo kale Xuurul-ciinta gabdhaha.
Wiilashaa Allah marka Uu Kawaramayay Quruxdooda Waxaa Uu Ku Miithaalay Lu'Lu' Waxaa Uuna yiri" :
(ويطوف عليهم ولدان مخلدون إذا رأيتهم حسبتهم لؤلؤا منثورا} :
Haddaad Ka Mid Noqotay dadka in ay aqristaan Nasibka U yeeshay Qoraalkan Waxaad soo qortaa Magac Ka mid ah magacyada 99ka Ee Uu rabigeen Weyne leeyahy الرحمن " الرحيم ا
Ama Nabiga Ku Salli scw Ducadana Raaci.scw scw scw scw scw scw💗👇.
Ustaad Saciid Cusman Xaaji Xassan......✍
17/07/2022
Waa maxay cudurka macaanka (Diabetes)?!!
Cudurka macaanka ama sokorowga waa cudur leh sababa kala duwan dadka qabaahina ay dhiigoodu ku badantahay sokorta waxaana loo yaqaanaa ‘’hyperglycemia’’.
Cudurka macaanka waxa uu ku imaan karaa :
In jirku uusan helin insulin ‘hormone’ kufilan
Iyo in jirka uu san ka jawaabin insulinta.
Insulin waxaa sameeya xameetiga oo ah xubin kutaala caloosha gadaasheeda , xameetiga waxaa ku jira unugyo ‘‘islets’’ kuwaasi oo sameeya insulinta kadibna ku dara dhiiga si ay u yareeso sokorta badan eek u jirta dhiiga.
Waqti dheer hadii cudurkan uu sii raago waxa uu keeni karaa caqabado ay kamid yihiin: cudurada wadnaha, sida wadnaha oo istaaga, kilyaha oo shaqa gaba, indha la’an dhibaatooyin dhanka ilkaha ah farxd darro iyo dhibatoyin dhanka uurka ah hadii ma**da xaamilada ah uu kudhaco sokorta.
Noocyada cudurka macaanka:
Cudurkan waxa uu leeyahay seddex nooc oo kala ah :
Nooca 1aad: waxaa sababa in jirku uusan helin insulin kufilan taas oo katimid burbur kuyimid unugyadi soo saari lahaa waxa uuna inta badan ku dhacaa caruurta iyo dadka da’da yar.
Sababaha ugu badan ee qofka uu kugu dhici karo cudurka waxa ay noqon karaan kuwa dhaxal ah oo kaga yimid waalidkiisa oo horay uqabay cudurka macaanka, sababa la xiriira degaanka sida cunada uu qofku cunayo iyo in burbur uu kuyimado unugyadii soo saari lahaa insulin.
Nooca 2aad: noocan waxaa keena sababa ay kamid yihiin jirka oo ka jawaabin insulin ama in uusan helin insulin ku filan ama unugyada beerka oo aan si wanaagsan u isticmaalin insuinta lasoo saaray.
Nooca 2aad ee cudurka macaanka waxa uu ku dhacaa dadka da’ dhaxaadka ah , dadka duqoobay iyo sidoo kae dadka aadka u cayilan, uma badna in uu ku dhaco dadka yar yar haddii aysan ahayn kuwa ciyilkoodu xad dhaaf yahay.
Sababaha ugu badan ee noocan lala xiriiriyo waxaa kamid ah , cayilka saa ‘idka ah , jimicsi la’aanta , jirka oo insulinta si haboon u adeegsan , iyo beerka oo soo saaro sokor aad u badan taa oo keenta in dhiiga ay sokor badan ka buuxsanto.
Dadka halista ugu jira nooca 2aad:
Da’da 45sano iyo wixii kabadan.
Dadka cayilka xad dhaafka ah.
Dadka aan jimicsiga sameyn.
Dadka cadaadiska dhiigoodu uu ka sareeyo 140/90.
Dadka qaba cudurada wadnaha.
Nooca 3aad: noocan waxa uu ku dhacaa haweenka uurka leh oo kaliya (gestational diabetes) waxaana sababa isbadalo kuyimaada hormonada.
Doorka insulintu ay jirka ku leedahay:
Waxa ay caawisaa murqaha beerka iyo xeerta iyada oo soo nuugta sokorta dhiiga ku jirta si ay hoos ugu dhigto heerka sokorta ee dhiiga.
Waxa ay kicisaa murqaha iyo beerka si ay u keediyaan sokorta dheeraadka ah ee uusan jirku u baahnayn.
Waxa ay yareesaa sokorta uu beerka soo saarayo.
Calaamadaha lagu garto kaadi macaanka:
Oon badan.
Kaadi badan.
Gaajo badan.
Daal badan.
Meelaha dhawaca soo gaaro oo aan dhaqsa reysan.
Araga oo daciifo.
Ma tahay qof la xanuunsan xanunka macaan
Hadaba waxaa laguu hayaa daawo kaa suulineyso macaan
Wixii faaf faahin dheeraad ah kala xarir whatsapp number
+254722937903
12/07/2022
✅ Good news for those who have hemorrhoids
With just a few minutes a day, you will get rid of internal hemorrhoids - external hemorrhoids
Get yours + Free Delivery >> https://www.heyfitae.com/product/herbal-hemorrhoids-cream/ "Daawada babasirta oo Tayo sare leh waad heleysa meyl kasto dunida aaad ka jogtid "
Dhamaan bulsho weynta somaliyed meel walbo aad joogtaan waxan ogeysiineynaa inan idin heyno daawoyin dabiici ah oo aad ugu fiican sokorta daawoyinkaan waxey awood upeeyihiin sokorta iney ku celiyaan normal keeda waana daawoyin la hubo oo dad badan illahey caafimaad ugu daray kana bogsooday xanuunka sokorta ama macanka daawoyinka waxey leeyihiin nidaam iyo waqti la qaato waxeyna ku xirantahay nuuca sokorta aad qabto wixii faahfahina igala soo xariir +254722937903 guud ahaan somalia iyo caalamka oo dhan waad ka heli kartaa
Waxan kuu heynaa daawoyin dabiici ah oo aad utayo fiican oo kaa dhaqaya ama kaa daawenaya gaaska wixi fahfahina nagala so xidhiidh +254722937903 mhdsnid
Daawo Tayo sare leh"High quality product"
Asc waan idin wada salaamey asxabteyda waxaan haaya fursad shaqo iyo mid cafimaad waxaad igala Soo xiriiri kartaa phone:+254722937903
01/08/2021
wax ka baro
Infakshinka ku dhaca kaadi mareenka-Urinary tract infection(UTI).
✏✏✏✏✏✏✏✏✏✏✏✏✏✏✏
maxay Infakshinka ku dhaca kaadi mareenka-what is UTI?
UTI waa infekshin ku dhaca qeybaha kala duwan ee hab dhiska kaadi mareenka(urinary system) sida:-
-kiliyaha(kidneys), tubooyinka kaadida kasoo qaada kiliyaha ee keena Kaadi heesta( ureteres), Kaadi heesta ama kaadi birta(urinary blader) iyo tubada kaadida kaso qaado kaadi heesta ee uso saarto xaga dibada ama xaga banaanka ee buxinta taranka.
Xanuunkan waxa uu inta badan u badan yahay Dumarka.
sababa-Causes of UTI?
xanuunkan oo ah mid ay aad uga cowdaan dadka soomaaliyeed waxaa keena inta badan jeermiska il ma aragtad ah ee loo yaqaano Bakreeriya(Bacteria) gaar ahaan nuuca loo yaqaano E.Coli. E.Coli oo ah bakteeriyada keenta Infekshikaan aan ka hadleeno waxa ay ka soo gashaa xaga xubnaha taranka kadibna waxa ay usii gudubtaa xagaas iyo kaadi heesta oo ay ku keento caabuq aad u daran.
Infakshinkaan waxa uu ku badan yahay dumarka marka loo eego ragga.
maxay calaamaha lagu garto-what is symtoms?
inta badan calaamadaha xanuunkan qofka ma dareemo oo waa shibane(Silient).Hase ahaatee dadka qaar ayaa ka cowda calaamadahaan aan xaga hoose kugula wadaagi doono:-
□qofka oo ceshanwaaya kaadida oo ay durbadiiba so dhaafto kaadida(urgency urination)
□Qofka oo dareemo gubasho ama xanuun kolkii uu kaadinayo(Burning sensation when urinating)
□Qofka oo suuli galistiisu badato(frequenty urination)
□Qofka oo ay muqaalka kaadidiisa isku badasho sida caadka daruurta oo kale(urine that appears coloudy)
□Qofka oo ay muqaalka kaadidiisa isku badasho casaan ama gaduud ama kaadidiisa in uu soo raaco dhiig( urine with blood)
□Qofka oo ay kaaidiisa yeelato ur aad u qurmoon(strong smelling urine)
□Qofka dumarka ah oo xanuun fara badan ka dareema miskaha(pelvic pain).
looga hortagaa-How to prevent?
si aad uga hortagto una yareeso in aad qaado infekshinkan waxaa wanaagsan in aad samayso qodobadaan hoos ku xusan:-
◇ Cab biyo badan maalin walba(drink plenty of water)
◇u meyr ama udhaq saxarada iyo kaadida kor kor ama xaga sare ama kor kor (wipe from front to back) gaar u ah dumarka
◇Soo kaadi marwaliba kahor iyo kadiba galmada ama Jamaaca kadib dumarka iyo raga labadaba(Empty your blader soon after or before interciuse)
◇ka dheeroow oo iska ilaali in aad marsato walxaha qooya xubinta taranka ee dumarka oo loo isticmaalo galmada sida kareemada qaar( Avoid artifial vaginal lubricants)
◇Ha marin ama ha isticmaalin farjigaaga in aad ku buufiso Barfuun ama Cadar(Avoid deodorant)
◇Hadii ay ku qabato kaadi si deg deg ah u aad suuliga oo haku isku daahin kaadida( empty your blader soon after you feel urinating).
loo daweeyaa -How to treat ?
Walagu daweyaa.
Dawo dhaqamed ka tiens herbal.
1:chatsun. Waxaa lagu daweyaa egfakshan ka kadi mareen ka waxana loo is ticmalaa xanuunada uur ku jieta waxana laga sameyey argosato wa xuno badeed.
2:liped: wax loo is ticmalaa xanuunada kudhaca caloo sha sida egfakshan ka caloosha mincicirada. Waxaana laga sameeyey 6 geed Waxad kala xiriiri doctor Aden Al cadala telephone number +254722937903
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Nairobi South
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Friday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |
