Zakaria Abdi Garle

Zakaria Abdi Garle

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Zakaria Abdi Garle, Beauty, cosmetic & personal care, Nairobi South.

27/07/2022

Xili ciyaareedka 2022/23 yaad isleedahay wuu ku guulaysanayaa. Macalinka sanadka

19/07/2022

📷 | Totti: "Aniga qudheyda ayaa soo dhowayn doonaa Dybala waxaana siin doonaa lambarka 10-aad sababtoo ah wuu u qalmaa Waa Xidig Heer Caalami Ah" 🔥

19/07/2022

📷 | Matthijs De Ligt ayaa Ku biiray Kooxda Bayern Munich Isagoo Heshiis Usaxiixi doona, Hadda waxa uu u duuli doonaa USA si uu ugu biiro kooxdiisa cusub. 🇺🇸🛫 (Xigasho: Fabrizio Romano)

19/07/2022

📷 | Manchester City ayaa Isku dayi doonta saxiixa Marc Cucurella maalmaha soo socda, Ka dib Oleksandr Zinchenko Markii uu ku biirayo Arsenal. (Xigasho: fabriziorom)

19/07/2022

Oleksandr zinchenko oo ku waajahan Arsenal
Hashiish buuxda ayay wada gaadheen kooxaha

Arsenal iyo Manchester city oo ah £30 Million

Zinchenko ayaa saxiixi doona qandaraas ilaa 2026
Cafimaadka ayuu mari doona usbuuca soosocda

12/07/2022

Phillip Lahm 🗣️: Ka dib markii aan 5-0 ku hogaaminay Halftime kulankii Brazil, tababare Joachim Low ayaa nagu soo aruuriyay qolka labiska wuxuuna noo sheegay inaan Wax gool ah dhalin qeybtii labaad sababtoo ah waxay ceeb ku tahay kooxda martida loo yahay.

Nasiib darro, Andre Schürrle ma dhegaysan sababtoo ah waxa uu isticmaalayey musqusha wakhtigaas.

Ciyaarta ayaa kusoo idlaatay Brazil 1-7 Germany 😔!!

11/07/2022

Rabi Nolosheena aduunyo iyo Nolosheena aakhiro ha inoo hagaajiyo hana inaga yeelo kuwii ku sugnaada wadada xaqa ah

15/05/2022

Asalamu aleikum warahmatullahi wabarakatu

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Nairobi South?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Culinary Team

Attire

Telephone

Website

Address


Nairobi South
EASTLEIGH