Cawil Xalliye
deg degsiimo iyo warar sugan ugu imow Somalia
24/08/2024
Lamaanihii guurkooda uu kubaxay 600 Millions oo Dollar ayaa ay warinaysa Warbaahinta India in ay haatan kala tagayaan jacaylkooduna uu bur buray.
Wiilka uu dhalay ninka ugu Taajirsan Asia ee Anant Ambani ayaa la sheegayaa in ay saaxiibtiis uga tagayso in uu khuuro badan yahay xilliga hurdada.iyo Sdo kle waxay ku sheegtay biriqnimo!
Aragtidada?
23/08/2024
: colonel Barre Hiraale ayaa ka safray Dolow oo waayadii danbe ku sugnaa isago gaaray Muqdisho, maalmihii danbe ayaa fariimo degaanka inuu ka baxo ah waxaa udirayay Maamulka Dolow oo dhowr jeer odayaasha degaanka ka diiday inuu Barre kulamo ku qabto magaalada Warbaahintana la hadlo. Culeys dhinacyo badan kaga yimid ayaa sababay ka tagista degaanka. Saraakiil Itoobiyo ah ayaa isku dayay mar h**e inay ku amraan inuu Dolow ka tago balse waa ay ku guuldareysteen.
Dowladda Faderaalka ah ayaa diyaarineyso inay Muqdisho iskugu geyso dhinacyo kale duwan oo mucaaradka JL ah kuwaas iskugu jiro Odayaasha dhaqanka, Siyaasiyiin muacaarad ah iyo dhinacyo kale oo dano ka dhex leh is riix-riixa siyaasada qaar ka mid ah ayaa hadda tagay Muqdisho kuwa kalana waa la sugayaa. Waa suurtogal mar kale Gedo inay noqoto marinka siyaasaded Axmed Madoobe doorashadiisa lagu qaadaco sidii Dolwaddii Farmaajo oo kale. Waxaana bananka hadda la taagan siyaasiyiin Dolwadda Faderaalka xilal ka hayo iyo kuwa kale oo dano siyaasaded iyo kuwa dhaqaalo ka dhex arko dagaalka DF iyo JL.
Dadka waxtaxliiliyo waxay qabaan haddii Madaxweyne HSHM uu si toos ah u wajaho dagaal siyaasaded JL in uu ka saameyn badnaandono kii Farmaajo la galay Jubaland 2019-2021. Si kastobo degaanka iyo dadka Gedo faa'ido badan kuma qabaan JL, dagaalka DF k**a filayaan iyana miro macaan oo macaash siyaasadeed ah ka helaan.
23/08/2024
Ethiopian Airline iyo Flydubai u oo hoggaansamay amarkii dawladda Soomaaliya iyaga saaray boggagooda magacii Somaliland
ciidanka sida gaarka ah u suga amniga Airport ka degmada luuq ee gobolka Gedo,
Miisaanka culus, tusbaxa Gobolka
Airport degmada🛫 luuq Gedo📍📍
.Markaad eegto marxalada wadanku marayo ma is leedahay madaxweyne Farmaajo waa mudanyahay in Mar kale fursad la siiyo.
Ra'yigaaga waa muhiim👇
23/08/2024
Diyaaradda Itoobiya ayaa ka dalbatay Hey'adda Duulista Hawada Soomaaliya in ay waqti dheeri ah siiso, si ay "Somalia" ugu calaamadiso duulimaadyadeeda magaalooyinka kala duwan, ka dib go'aankii maalmo ka hor.
Hase yeeshee DFS ayaa diidey codsiga Itoobiya.
Kabtan ayuub oo xalay Madaxweyne qoorqoor kula hadlay Caabudwaaq
22/08/2024
Delta Resort Doolow iyo habeenka jimcaha jawi caalami ah. ❤️🇸🇴
📌 Doolow - Gedo - Somalia.
PM Hamza abdi bare oo hada bulshada rayidka la hadlaya aaya yiri
"Puntland hogaankeeda ma aqoonsana jiritanka dowlada federaalka waana mushkilad xukuumadi h**e nala qabtay"
22/08/2024
Qaramada Midoobey [OCHA] ayaa la noqotay khariirad "Dhul lagu muransan yahay" ku calaamadisay gobolka Sool, hase yeeshee Maamulka SSC-Khaatumo wuxuu tallaabadaasi ku eedeeyey in ay ka danbeeyaan Somaliland, sida uu qoray Wasiirka Qorsheynta maamulkaasi.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Address
4th Street
Nairobi South
00610
