duceysane curudka rerka42

duceysane curudka rerka42

Share

entertaiment and short history

27/04/2024

28/10/2023

NINKAN NAGTA GAADEY WALE WAYO ARAG WE EHYD

20/09/2023

asxabta subax wngsn halla share gareyo

17/09/2023

maserka la shegabo wa kanaa

24/01/2023

isku day wax walbo guleyso ama ha guleysn dadalka wa lo bahan yhy

18/01/2023

asc asxabta waxan halkan kaga hadli dona hadu alle idmo sheeko gaaban
QOFNA MA LIITO

Daa'uuska wa shimbir keliyah e aan farxadda haysan , isaga o aad ugu cabanaya codkiisa, ayaa dawaco ku tiri : "wa runtaa adiga ma heesi kartid , lkn eeg sida aad uqurux bdn thy !"
maya " qurux keligeeyd maxay micno leeydahay ?" Daauus ayaa ku cataabay isla markiiba shimbir aad u cod macaan ayuu arkay " eeg shimbirkas sida uu u heesaayo yaa ka cod macaan."
dawaco ayaa layaabtay sida uusan farxad u haysan quruxdiisana u inkiraayo: wax kasto waxa ay leeyihiin awoodooda gaarka u ah ,Tusaale gorgorka waxa u leeyahay 'awood' o wa shimbirka ugu xoogan, adigana waxa leedahay ' quruxda', shimbirkasna waxa u leeyahay codka macaan

hada wa ila fahanty ula jeeda sheekada qofna ma liito lkn wax jiro qof aan aqoon halka u ku fiicanyahay .

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Nairobi?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Eastlight Nairobi
Nairobi