Dr hanad millionaire

Dr hanad millionaire

Share

cafimadka

19/08/2024

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh Dr_ka cudurada guud

Cudurkaan waxaa afka qalaad lagu yiraahdaa "Varicocele", waa bararidda arooriyaasha dhiigga ee qooraha, haddii xididka arooriyaha (Vein) uu dhiigga safiican uga saari waayo qooraha waxay keensanaysaa in dhiig badan xididada ku aruuraan oo ay fadhiistaan taasoo barar burtuqyo oo kale uga muuqanyso xaniinyaha korkooda iyo gadaashoodaba.

Varicocele wuu ku dhacaa hal xiniin ama labadaba, laakiin boqolkiiba 85% wuxuu ku OO dhacaa xininta bidix maadaama xididka arooriyaha bidix uu ka cadaadis badanyahay kan midig, dhiiggane toos ugu shubo arooriyaha weyn oo sida tooska ah u taga wadnaha.

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh Dr_ka cudurada guud

WhatsApp +254796779796

Visit TikTok to discover videos! 01/10/2023

Visit TikTok to discover videos! Watch, follow, and discover more trending content.

TikTok · h.n.d millionaire 21/09/2023

TikTok · h.n.d millionaire Check out h.n.d millionaire's post.

28/03/2023

caado wareer

A. (Amenorrhea) qofka dumarka oo dheega heliwaya mudo kabadan 3 bilood

qaybsamaa 2 qeybood

a) qofka oo 15 sano kayar
b)qofka garay dada quusashada dhiiga .

c)Wuxuu noqon karaa qof dumar ah oo nujinaysa ama uurleh

cafimad darada kuyimada

1. Ugxanta wareegeeda oo qaldama

2. Arrin oo kudhasho(congenital)

3. Cuntooyinka qaarkood

4. Cayil xad dhaf ah

5. Jimicsi xad dhaf ah

6. Qanjirka( thyroid) barara

B). dysmenorrhea qofka dumarka oo ku xanuunsada dhiigga



1. Infagshan ku dhaca sinaha dumarka

2. Makanka oo ay ku dhacdu fiix

3. Uur Aan dabice ahayn

4. Infagshan dumarka kudhaca

5. Buro

6. Hawenka sigaarka caba

7. Hawenka balwada leh

8. misan xad dhaf ah

9. Hawenka oo garin 11 sano kayar oo kudhaca dheega

dysmenorrhea

1. Xanuunkan ama qabasashada qeybta Hoose ee dumarka

2. Dhabar xanuun Iyo Lugo xanuun

3. Matag

4. Shuban

5. Tabard Yaran

:

Dadka intiisa badan ee leh way gartaan calaamadaha lagu yaqaano. Weydii DR ka
la-talin, haddii aad shaki qabtidna u tag Dhakhtarka

aad arintaas latacaaho fadlan nagala soo xariir
+254796779796

19/03/2023

Biya baxa dag daga ah ee raga???
(Premature ej*******on )

biyaha ninka oo ku yimaado si ka dhaqsi badan sida caadiga ah xiliga galmada in ka yar 60 seconds ama hal daqiiqo ayaa loo yaqaanaa biyo baxa dag daga ah.

Sida caadiga ah laga bilaabo galinta koowaad iyo bixda biyha ninka mudada u dhaxeyn karto waa 5 ilaa 10 daqiiqo waa sida normal ka ah.

2018 baaritaan loo qaaday si isku dhaf ah qiyaas ahaaa 3dii nin oo somaali ah mid ayaa qaba biya bax dag daga ah.

Is badal maskaxeeed ama mid jismiyeed oo ku yimaado ninka ayaaa kaalin weyn ka qaadata biya baxa dag daga ah taasi oo ku reebta lamaanihiisa xaalad qanac sanaan la aan ah iyo walwal lasoo darso seygeeda.

Raga ayaa badaanaa ka xishooda ama kagaabsada iney xaladaan oo kale kala hadlaan dhaqtar ama saaxiibo kale.

BIYA BAX DAG DAGA AHAA WAA LABA NUUC

type (nuuca koowaad)
Waa xaalad ninku ow la kowsaday bilaawgiisii koowaaad ee galmada marna aanan is badlin.

type. (Nuuca labaad)
Waa nin bilaawgiisii koowaaad fiicnaa lkn mudo kadib bilaabay biyo baxa dag daga ah.

Xagee laga xukumaa dareenka ninka .

Dareenka rabitaan ee ku dhisan raaxeysi
Kaasi oo dhex mara labo lamane aya laga agaasimaa qeybta kala hagto fariimaha ka yimaado jirka qeybihiisa kale taasi oo loo yaqaan central nervous system
( qeybta dhexe ee maamulka maskaxda)

Markii ninku dareemo dareen ku dhisan rabitaan galmo waxaa fariimo xaware sare ku socoto diri doono neerfayasha dhabark ee loo yaqaan nevers

maskaxda ayaa fariiin kicitaan dareen wadato dib ugu soo diri doonto xubnaha taranka raga ayadoo loo sii marsiin doono neerfayaal xawaare sare ku gudbiya fariimaha maskaxda.

Qaabka biyuhu u baxaan ...

Emission...(xawaareyn)
Waa markii biyuhu kasoo dhaqaaqaan xaniinyaha kadibna soo maraan tubada loo yaqaan vass deference kadibna la geeyo qanjirka prostate ka si loogu daro dheecno kale kadibna lagu soo daayo tubada dheer ee dhex marta xubinta ninka si banaaka loogu tuuuro

🩺Expulsion (Tuuromo)
Waa markii muruqa loo yaqaaan pulbo. cavernous muscles ee ku yaala salka danbe eee xubinta raga ow si awood leh u tuuro biyaha ninka si ey u yeeshaan tiiiro ey ku dhex boodaan daloolka xubinta dumarka.

Maxaa sababa biya baxa dag daga ah

Lama yaqaan sababta saxda ah ilaa iyo hada.
Lkn xaaladaahan ayaa ka qeyb qaato.

Niya jabka (depression )
Stress ama walaaac fara badan
Lamaano isku cusub (sida aroos cusub)
Inaad fikrad qaldan ka aaminto galmada.
Isku kalsooni la aaan xaga galmada ah
Siigeysi mudo badan soo jiray
Xariirka lamaanaha oo xumaaada.
Ninka oo saaid oo cayilan PMI ka badan 40
Jileeec ama awood yari muruqa xubinta raga.
Caabuq ku dhaco xubaha taranka.

Sidee loo daawyn karaa biya baxa daga dagaa?

Waxa jira Dawo dabiici ah an sinay rag badan ku Dhib qabey xanuun kaan uu Alle kucafiyey.

Hadaba hadii ad ubahan tahay kala soo xiriir
Whatsappk +254796779796

U Garey walahada la dhibaateysan xanuunkaan

15/03/2023

FURSAD CAAFIMAAD

Waxaan daaweynaa idin Allaah
{1}Sokorta_macaanka
{2}dhiikarka_baabasiirka_gaaska
{3}kansarka_noocyadiisa_neefta
{4} Aydhiska_karoonaha
{5}Kilyaha_baarka _wadnaha
{6}Hilmaanka_deganaan la,aan_Fudfudeed
{7}dhalmo la,aan_Allaa bixiyee_caado wareer_Egfeshen_kalaamiso
{8}AwoodaTarank lamaanaha
{9}Biyo baxa deg dega ah_Raaxo la,aan
{10}isnadaamiska_nab raha_wixi lamid ah
{11} iscaateyn_iscayilin_isqurxin
{12}burooyinka_dhagxaha qaliin,la,aan
{13)Shuban dhiig_Saxarada oo kugu,adkaato
{13}Timaha oobida_cirada
{15}Araga oolaciifo_cuno qaadasho la,aan_lafo xanuun_Burukiito..................................
Wixii dheeri ah laxiriir WHATSAAP
Tell:+254796779796
Tell:0796779796

20/02/2023

Xalka_qoyska
zinc waxay wayneysa ama dheeraysa xubin Ragatinimada Balac iyo Dhirirba 100% waa lahuba Waa daawo adkeneso ragatinimada malahan waxa side effects ah waxay kaloo dhereysaa waqtiga isutaga waxay dib udhigtaa biya baxa dagdaga ah mudo kabadan 30 daqiiqo waxay kaloo awood ku sinaysaa inaa came back samen karto dhowr jeer waxay atkeesaa xubin raga Waxay kakobantahay dhirdabiciah
Waxayna so martay tijaabo caafimaad
Waxay kasamesan tahay dhir dabiici
call me Ana whatspka http://wa.me/+254796779796

20/02/2023

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh Dr_ka cudurada guud

Cudurkaan waxaa afka qalaad lagu yiraahdaa "Varicocele", waa bararidda arooriyaasha dhiigga ee qooraha, haddii xididka arooriyaha (Vein) uu dhiigga safiican uga saari waayo qooraha waxay keensanaysaa in dhiig badan xididada ku aruuraan oo ay fadhiistaan taasoo barar burtuqyo oo kale uga muuqanyso xaniinyaha korkooda iyo gadaashoodaba.

Varicocele wuu ku dhacaa hal xiniin ama labadaba, laakiin boqolkiiba 85% wuxuu ku OO dhacaa xininta bidix maadaama xididka arooriyaha bidix uu ka cadaadis badanyahay kan midig, dhiiggane toos ugu shubo arooriyaha weyn oo sida tooska ah u taga wadnaha.

Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale", waxaa lagu xaliyaa si fudud laxidhiidh Dr_ka cudurada guud

WhatsApp 0796779796
+254796 779796

06/11/2022

Spirulina Capsules
Content: 100 capsules, each 0.25 g
BV: 22.50

Sales price $45.00

Description
Ingredients

Non-polluted algae from the lake areas (which is purer and more natural than artificial ones).

Spirulina capsules are high nutrient products. Every 100g contains 65g of protein, 18% carbohydrate, 5% fat and 7% minerals. It contains gamma linolenic acid, a polyunsaturated fatty acid.

This lipid is a parent compound of a hormone-like lipid called prostaglandins. It is invaluable for AIDS and those suffering from debilitating diseases. If your goal in life is sound health and financial security, Tiens is your fastest vehicle to reach those goals.

The modern society is in a state that owns unparalleled vantage. The human beings are enjoying the fast and convenient traffic, sumptuous and fine foods, limitless data and information, as well as colorful culture. However, the outspread vantages bring much adversity to modern people the furious competition, busy work, too many social intercourses, as well as tense rhythm and tremendous pressure. Thus, many people are living in an irregular state and their repast is unreasonable, namely that they gain the successful career at the price of their health. With the development of modern industry the pollution, radiation, toxic chemicals and all kinds of civilization diseases are striking every modern people. Therefore, the ideal “enjoy the nice life, own the health life” has been the dream.

The scientists and medical authorities in American, Japanese, and German have finished the long-term experiments and have researched many clinical tests, and then they proved that Spirulina owns the efficacies for preventing and curing many diseases, while no side-effect will be caused as well.

Spirulina gets its name for its physique assumes to be spirality, and they live in alkalis saline of the tropical and semitropical zone. According to the textual research of the botanists, Spirulina is the earliest organism that appeared in the earth, they can produce the oxygen for promoting survival, multiply and evolution of the organisms.

Relevant Story: The Africa aborigines have realized the nutritive value of the Spirulina long before. They have taken the Spirulina as the main food, and the Spirulina makes their body stronger and full of vigor, so as to adapt the need of existence in the hot environment which demands the heavy physical performance. The doctors investigated and discovered that the aborigines are difficult to fall ill, which is related to the Spirulina in enhancing the body immunity. In the 1960s, one of the Belgium expeditions travelled in Sahara, they found the green Spirulina in the Chadian Lake. The latent value of Spirulina is discovered according to the identification of the botanists. Later, the scientists have started their field investigations in succession. They all judge that Spirulina is the food that owns the most comprehensive and balanced nutrients of all the foods at present. In 1973, the France scientist Dr Clement, who has applied himself to the research of Spirulina, published his research findings in the International Proteins Conference that: Spirulina is the best pure-natural proteins food source of all the foods known to human beings.

There are more than 25,000 kinds of algae in the earth, among all of them, blue algae are the earliest creature in the world, which appeared in more than 3.5 billion years ago. Spirulina belongs to the blue algae, and it is the minor algae which live in waters and assumes cyan. The Spirulina gets its name because its shape is taenidia. The importance of Spirulina lies in that: it is able to supplement the essential nutrients for the human body, regulate the balance of the body physiological enginery, promote the body metabolism, strengthen the body immunity as well as enhance the body diathesis, so as to resist and cure the diseases. In this way, taking the Spirulina will bring all benefits and no harm to every person.

Health is the first wealth to the human being. The health depends on not only the medicines but also on the scientific nutrition. Fortunately, Spirulina has been the best natural and green health food that gathers the nutritional and medicinal values together so far. Therefore, it is ascertained by the FAO to be “the optimal natural health food for the human body in the 21st century”.

Main Benefits

Spirulina Algae was first discovered around Lake Chad, in Central Africa. This plant grows in the lake and is high in nutritional value.
It is an all-rounder, wholesome and balanced in all essential nutrients. It is enriched with more than 18 kinds of Amino acids and vitamins, carotenes, carbohydrates, proteins, lipids and trace elements.
Spirulina is very useful in the body as many chronic diseases have their roots in nutritional deficiencies. It fills the nutritional gaps in the body to prevent or fight malnutrition in the body.
It is extremely high in protein, as the body absorbs its protein better than those of, for example, Soybeans. Its carotene content is much higher than that of carrot. The nutrient content of 1g of spirulina is equal to that of 1000g of vegetables and fruits.
Functions

It nourishes the body as a whole and promotes good health;
It is useful in prostate hormone secretion and it prevents prostate problems;
It is valuable in fighting the effects of HIV/AIDS because of its large amount of glycolipids and cerebroside sulphate contents (use with Cordyceps);
It promotes the growth and development of the reproductive system;
It balances the body system back to normal after an infection or a period of abstaining from food;
It helps regulate blood pressure, high or low blood sugar levels and cholesterol levels.
Who Spirulina Capsules is suitable for?

Spirulina is suitable for everyone!
Vegetarians
Individuals looking for a good all-around daily supplement to increase their general well being.
For those who are tired and run down and looking for an energy supplement and for people who work in an oxygen deficient environment.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Nairobi?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Lovelyjawahir123@gmail. Com
Nairobi
2525