Global Naturafit
Ku soo dhawoow macaamil.GlobalNaturalfit KENYA IYO SOMALIYAWaxan idiin haynaa Dawooyin Dabiici ah.
06/12/2022
SASHA
Dawada Ilkaha ee Sasha waxay ka sameysan tahay geedka Cadiga (Siwak), Liin, iyo Milix, si ay ilkuhu ugu ekaadaan caddaan dabiici ah.
Sasha waxa laga sameeyay caleenta Betel, oo neeftaada ka dhigeysa mid Carfeeysa oo raagta, waxayna la dagaalantaa bakteeriyada urta xun ku dhalisa Afka.
1. Ilkaha ayeey kuu cadeeyneeysaa si dabiici eh
2. Afka ayeey kuu carfineeysaa
3. Cafimaadka guud ee ilkahaaga aayee ilaalineeysaa
Kala xiriir wixii faa faahin ah herbalpluss Somaliya iyo kenya
0722466615 Kenya 🇰🇪
16/10/2022
WASIR
Waa daawo tayadeedu sareyso, lagana sameeyay dhir Dabiici ah oo kaa daaweyneyso Baabasirka ama Qoor-maleyda si dabiici ahna loo yiraahdo nabadeey Baabasirkii ku haayey.
Calaamadaha Baabasiirka waxaa kamid ah:
1.Xannuun iyo cuncun marka aad saxarooneyso ama kadib;
2.Dhiig soo raaca saxarada;
3.Saxarada oo xanuun kugu qabata.;
4.Wareega duburka oo bararta, mararka qaarna gaarta mid la taaban karo xilliga aad
nadiifinayso;
5.Hawo iyo aaryo badan oo caloosha buuxiya, sababna u noqoto saxarada oo adkaata.
6. Dheecaano qarmuun oo soo raaco saxarada, taas oo ka dhalatay infection-ka uu
keenay Baabasiirka;
7. Xanuun ku billowda xubnaha hoose ee jirkaaga, sida Dhabarka iyo Lugaha;
8. Nabaro kuus-kuusan oo ka soo baxa gudaha ama wareega Duburka oo aad u xanun badan markii la taabto;
Halkaan kadalbo Jumlo & Tafariikh
Fah_Fahin naga so Wac ↙️
wicitaan ama whatsApp ahaan
ado mahadsan+254722466615
08/07/2022
CIID WANAAGSAN
GLOBAL NATURAL FIT waxa ay dhambaal farxadeed oo ku aadan Munaasabada Ciida Hawada u marineysaa Dhamaan ummadda Islaamka ah gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida dacaladiisa ka joogaan, waxa ayna shacabka Soomaaliyeed sanadkaan kiisa kale u rajeyneysaa in ay ku gaaraan nabad iyo horu-mar.
Sidoo kale GLOBAL NATURAL FIT waxa ay munaasabada Ciidu Awgeed macaamiisheyna sharafta leh Bahda page keena sida tooska ah ugu taxan GLOBAL NATURAL FIT Waxa ayn idin leedahay.
HAMBALYO CIID MUBAARAK
ME**ES
Waa daawo Dumar oo Sharoobo ah, waxayna kaa daaweyneysa:
1. Caado xanuunka;
2. Dhiiga caada kaa soo bixi la’;
3. Caado badan oo nadiifisa wasaqda ayay kaa keeneysaa;
4. Waxay kaa caawineysaa in ay kaa daaweyso ama ay ka qeyb qaadato nidaaminta ama saxnaanta wsqtiga caadada;
kala xiriir wixii faa faahin ah GlobalNaturaFit KENYA IYO SOMALIYA
+254 722 466 615 (KENYA)
+252633389943 (Somaliland)
+252 905 195 999 (Puntland
27/06/2022
ME**ES
Waa daawo Dumar oo Sharoobo ah, waxayna kaa daaweyneysa:
1. Caado xanuunka;
2. Dhiiga caada kaa soo bixi la’;
3. Caado badan oo nadiifisa wasaqda ayay kaa keeneysaa;
4. Waxay kaa caawineysaa in ay kaa daaweyso ama ay ka qeyb qaadato nidaaminta ama saxnaanta wsqtiga caadada;
kala xiriir wixii faa faahin ah GlobalNaturaFit KENYA IYO SOMALIYA
+254 722 466 615 (KENYA)
+252633389943 (Somaliland)
+252 905 195 999 (Puntland)
27/06/2022
BEJO waa sharoobo dabiici ah
waa nooc dareere ah oo dawo dhireed ah, waxa ay caawisaa ama ay ka daaweyneysaa
Calamadahan soo socda;
1. hargabka,
2. gaaska,
3. daalka,
4. madax-xanuun,
5. lallabbo iyo dawakhaad
6. Qandhada
7. Sanboor ,amaallerji-ga sanka oo i xidhma
8. hindhiso joogto ah
9. Neefta ama Asmada ayay daawo u tahay
10. cunaha ama dhuunta qallalan
kala xiriir wixii faa faahin ah GlobalNaturaFit KENYA IYO SOMALIYA
+254 722 466 615 (KENYA)
+252633389943 (Somaliland)
+252 905 195 999 ( Puntland)
27/06/2022
Galian Rapet waa daawo Tayeesan lagana sameeyay kaabsul dhir ah.waxay ka caawisaa Dumarka in ay soo Celiso ama hagaajiso Hormoonada si dheeli tiran.
1.Galian Rapet waxay saxdaa caadada.
2.Waxay kaa caawineysaa in ay kaa Daaweeso guud ahaan infakshanka Dumarka.
3.waxay joojisaa qoyaanka la socda infakshank Dumarka.
4.Waxay kaa caawineysaa in ay dib u hagaajiso hormoonada Dumarka si caadi ah.
5.Waxay kaa caawineysaa in ay isku kento murqaha xubinta taranka Dumarka.
6. Waxay sidoo kale ka qayb qaadataa kor usoo qaadista dareenka dumarka.
7.waxay fur furtaa tubooyinka xiran e minka
8.waxay ka daweeneesaa Burada minka fibroids loo yaqaan
9.waxay kor u qaataa caafimadka guud e Dumarka
10.waxay kor u qaataa Quruxda dumarka
11.waxay soo Nadiifisaa wasaqda Dilanka
kala xiriir wixii faa faahin ah GlobalNatural Fit KENYA IYO SOMALIYA
+254 722 466 615 (KENYA)
+252633389943 (Somaliland)
+252 905 195 999 ( Puntland)
01/04/2022
Ramadan Mubarak wacan oo wanagsan.
Waxaan dhamaan ummada islaamka ah meel waliba oo ay ku suganyihiin gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu bishaareynaynaa curashada bisha barakaysan ee Ramadan
Sidoo kale GLOBAL NATURAL FIT waxa ay macaamiisheyna sharafta leh Bahda page keena sida tooska ah ugu taxan GLOBAL NATURAL FIT Waxa ayn idin leedahay.
(Ramadan Kareem)
kala xiriir wixii faa faahin ah GlobalNatural Fit KENYA IYO SOMALIYA
+254 722 466 615 (KENYA)
+252633389943 (Somaliland)
+252 905 195 999 (Puntland)
26/09/2021
Liiska cudurada lagu daaweeyo malabka
1.Beer xanuunka
2.Gaaska
3.lafo xanuunka
4.Dhiig yarida
5.Dheef shiid xumada
6.Hargabka
7.Daalka
8.Sare u qaadista difaaca jirka
9.Hurdo la'aanta
10.Kacsi yarida
kala xiriir wixii faa faahin ah GlobalNatural Fit KENYA IYO SOMALIYA
+254 722 466 615 (KENYA)
++252633389943 (Somaliland)
+252 905 195 999 ( Puntland)
03/09/2021
HE MAN:
* HE MAN* - waxaa laga sameeyay maadooyin dhir ah, oo badbaado u leh isticmaalka iyo hawlo badan, sida:
1. Kordhinta damaca / Kacsiga Galmada;
2. Ka -hortaga biyo-baxa deg dega ah (wuxuu ku siiyaa awood xoog badan oo waarta);
3. Raaxada Sariirta ayuu sare u qaadaa;
4. Lamaanaha Arooska ah farxadooda ayuu dheereeyaa;
5. Kor u qaadista Difaaca Jirka;
6. Wuxuu ka hortagaa kansarka qanjirka 'prostate';
7. Jirku had iyo jeer waa mid firfircoon;
8. Ilaaliyaa Caafimaadka Ragga;
9. Wuxuu ka hortagaa hoos u dhaca Raganimo;
10. Kordhiyaa/Sare u qaadaa muddada galmada / galmada lamaanahaaga;
11. Wuxuu kordhiyaa waxsoosaarka shahwada;
12. Wuxuu kordhin karaa heerarka testosterone;
13. Xubinta Taranka Ragga ayuu weyneeyaa;
* HE MAN* waxaa la soo saaray iyadoo la isticmaalayo 100% dhirta dabiiciga ah oo leh hab wax soo saar, lana adeegsanayo farsamada casriga ah iyo nadaafadda ku habboon.
*HE MAN*, ma keeno waxyeellooyin (kaliya wuxuu ku siinayaa awood), wuxuuna ka gudbay baaritaanka Hay’adda POM RI oo qaabilsan ilaalinta Tayada Raashinka iyo Dawada, wuxuuna ka helay LPPOM MUI shahaadada XALAL ahaanshaha.
Si aad u hesho natiijooyinka ugu badan, si joogto ah u cab HE MAN si waafaqsan qiyaasta laguugula taliyey.
* SI AAD ULA QAADATO LAMAANAHAAGA FARXADA RAAXADAADA, SI JOOGTA AH U QAADO HE MAN *.
*HE MAN WAA AWOODA RAGGA.*
kala xiriir wixii faa faahin ah GlobalNatural Fit KENYA IYO SOMALIYA
+254 722 466 615 (KENYA)
++252633389943 (Somaliland)
+252 905 195 999 ( Puntland)
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Eastleigh First Avenue 9 Street Moonlight Shopping Mall First Floor F14
Nairobi
00610
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:30 |
| Tuesday | 09:00 - 17:30 |
| Wednesday | 09:00 - 17:30 |
| Thursday | 09:00 - 17:30 |
| Friday | 09:00 - 17:30 |
| Saturday | 09:00 - 17:30 |
| Sunday | 09:00 - 17:30 |
