Walal Sojeedow Moha

Walal Sojeedow Moha

Share

Waxan ahay shaqalo karirsan shirkada Tiens. Shirkada Tiens waxey ka tirsantahay shirkadaha sosaaro daawooyinka.

Tiens waxa sosaartaa dawooyinka dawiic ah oo kasameysan dhirta iyo qurxinta gabdhaha.etc

Photos from Quran&Authentic hadiths translations's post 31/08/2022
18/03/2022
Photos from Walal Sojeedow Moha's post 17/03/2022

Fursad shaqo oo muhiim ah oo guulo wax ku ool ah aad ka gaari kartid

Ma tahay qof shaqo doon ah?
Ma doonaysaa inaad badasho noloshaada?
Ma doonaysaa inad hesho daqli joogta ah?
Ma doonaysa inaad waqtigaaga xor u noqoto?
Ma jeceshahay inaad dadka kale tusaale u noqoto?

Waxyaabaha aan lagaaga bahneyn.
Lagaama doonayo shahaado
Lagaama doonaayo damiin
Lagaama doonayo wax barasho

F.g Shaqadaan waxa ay ku xiran-tahay Rabitaaankada oo Kaliya

Hadaba hadii aad diyaar u tahay nala so xiriir Tell Number +254712792773
Ama what's upka Noogu soo duub Cod
Call NUMBER +254726406676
MAHADSANIDIIN

17/03/2022

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Upline Maryan oo lacagteeda isbuuclaha gaartey $2307 Hambalyo hori usoco gaariga qaado.

30/01/2022

waa___maxay sukor ama macaan?

Waa cudur yimada marka laga helo dhiigga macaan ama sokor

Waxa uu qayb samaa labo qaybood

1. Midka baabi,iya qanjirka la yiraado ganaca(pancreas)

Badanaa waxaa uu kudhaca caruurta iyo dhalinyarada

2. Waxa uu badan yahay dadka da,da ah iyo dadka Waaweyn



1. Oon ama harad farabadan.

2. Kadi farabadan’

3. Dareen baahi ama dala.

4. Misan kisa oo is_ ­dhima

5. Cunaha oo dhibato ka dariimo

6. Kor cuncun.

7. Lugaha iyo gacmaha oo ka darimo jarayn ama lalemo.

8. Indhahoo caad ka fuulo .

Qaybta labad



1. Oon xad dhaf ah iyo kaadi xad dhaf ah..

2. Baahi xad dhaaf ah dhireed ah

3. Dareen ka yaraada iyo daal badan.

4. Indha oo caad ka fuulo.

5. Suxdinta lugaha iyo gacmaya

6. Nabraha jerkiisa oo reysan waaya

7. Misaankiisa oo si deg deg oo hoos u dhaca.


xanuunkan

Message

wa.me

28/09/2021

Inaalilaahi wainaaileehi raajucuun walaliyaal Geeridu waa xaq naf walbe geeri wey dhadhamiyaa. Allah hau naxariisto Abdi Muriidi Dheere (Ajakis) ilaahoow Janadaada sii kitaabkiisa midigta Allah hakasiiyo horteena Allah hacafiyo

25/09/2021

Ku so dhawaada pagekeyga cusub

25/09/2021

Asc asxabta sharafta leh. Ku soo dhawaada pagekeyga cusub iyo shirkadeena Tiens. Thank you

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Nairobi?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Westlands
Nairobi
00100